Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku tagay deegaanka Garduush.

February 18, 2023 - Written by Editor

Xaafuun:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa booqasho ku tegay deegaanka Garduush oo ka tirsan Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari.

Madaxweynaha ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee deegaanka isagoo warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta iyo Bulshada deegaanka, wuxuuna dadka deegaanka ku booriyay ka shaqeynta nabadda iyo in ay doorkooda ka qaataan horumarka ka socda deegaanka iyo guud ahaan Degmada Xaafuun.

—–DHAMMAAD—–

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
February 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online