Xog ku saabsan Xaalka Imaamkii Masjidka Ansaar Sh.Maxamed Khadar iyo culimo la xiran
(September 25, 2012)
Sida aad la wada socoteenba waxaa in mudo ah ku xirnaa Magaalada San Diego ee gobalka California ee cariga Maraykanka, imaamkii Masajidka al-ansaar Shiikh Maxamed Khadar iyo culimo kale oo la xirnayd,
Faahfaahin Diyaarado dagaal oo duqeyn ka geystay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo
(September 25, 2012)
Kismaayo:-Wararka ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay  duqeyn cirka ah ku qaadeen ma
Ciidamo ka tirsan AMISOM oo la wareegay amaanka qeybo ka mid ah magaalada B/weyne
(September 25, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta xaafado ka mid ah magaalada B/weyne waxayna xarun ay
Afhayeenka Al-shabaab oo ka hadal Bayaankii shalay ee Afhayeenkii Xisbul Islaam[ Dhagayso Bayaankii Al-shabaab 26-03-2012 Sh Xassan Daahir Aweys]
(September 25, 2012)
Afhayeenka ciidanka ururka Al-shabaab  Shiikh Cabdicasiis Abu Muscab oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa waxaa uu sheegay in aysan ururkiisu ogolaan doonin in la kala dhantaalo midowgii ururka Al-shab
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo ka qeyb galaya shirka QM oo kulamo la qaatay Madaxda Adduunka.[Sawiro]
(September 25, 2012)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan New York oo uu ka qeybgalaya shirka Qaramada Midoobey ee Golahiisa Guud ayaa kulamo la qaatay Madax ka kala socotay waddamada Adduun

Archives
September 2012
M T W T F S S
« Aug   Oct »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online