Leicestershire Somali Businesses and Service Providers Directory 2013/14
(January 17, 2013)
Allaah ayaa mahad idilkeed ay u sugnaatay, waxaa maanta laguu hayaa fursad aad ku ballaarin karto ama aad meel fog ku gaarsiin karto adeega aad bulshadaad u heyso, haddii ay noqon laheyd ganacsi, hayâ
Golaha Wasiiradda ee Dowlada Federaalka oo maanta kulan isugu Yimid
(January 17, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin dhacdadii lagu laayay dadka rayidka ah ee
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo howl gal ka sameeyey degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir
(January 17, 2013)
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa howl galo ay ka sameeyeen degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku qabteen dad aad u fara badan iyadoo dadka ay ciidanku ka qabteen xaafadaha Muqdisho lagu
Taliye ku xigeenkii ciidanka asluubta ee magaalada Garissa oo la sheegay in la dilay
(January 17, 2013)
Garissa:-Waxaa sii kordhay tirada dadkii xalay lagu dilay magalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee Kenya waxaana ay haatan gaarayaan ilaa 5qof dhimatay iyo dhaawaca 4qof oo haatan lagu dawe
Ciidanka Puntland oo dhaqdhaqaaq ka wada deegaano ku dhow buuraleyda Galgala
(January 17, 2013)
Boosaaso:-War haatan naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Puntland ay u ruqaansadeen buuraleyda Galgala waxaana ay ciidamada Puntland ay saaka
Dagaal ku dhex maray gobalka Sh/hoose Ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab
(January 17, 2013)
Marka:-Ciidamada Ururka Al-Shabaab ayaa weerar  ku qaaday xalay deegaanka Ceeljeelle ee duleedka Degmada Marka waxaana dagaalka uu khasaaro gaarsiiyey ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa dalka Burundi
Ururka Al-Shabaab oo dilay Denis Allex oo ay in mudo ah gacanta ku hayeen
(January 17, 2013)
Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa goor dhowayd sheegtay inay dishay sarkaalkii sirdoonka Faransiiska, ka tirsanaa ee Denis Allex, ka dib markii ay dowlada Faransiiska ay ku fashilantay in ay xoog ku so