Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo hakiyey mooshin ka dhan Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh.[Dhagayso]
(November 8, 2014)
Muqdisho:-Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa laga soo bilaabo xalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 07-November,maanta ilaa caawa fiidkii waxa uu kulammo wadatashi ah oo l
Macallinkii Ugu Horreeyey Sh Maxamuud Maxamed Xalliike.[Daawo Video-ga]
(November 8, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Habeenimadii Jimcaha ee la soo dhaafey  lagu qabtey Masaajidka Al-hudaa ee Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Muxaadaro Cin waankeedu ahaa Macallinkii u Horeeyey Macalli
Mu,asasadda Al-karam oo Safar Dacwadeed ku gaadhay Gobolada Owdal iyo Gabilay (Masawiro)
(November 8, 2014)
Boorame:-Mu,asasadda Al-karam ee dacwada iyo horumarinta ayaa safar dacwadeed ku soo martay goobo fara badan oo ay ka mid ah gobolada Owdal iyo Gabilay .Safarakan dacwadeed oo qaatay muddo saddex cish
Ciidanka nabad sugidda DFS oo howlgalo ka sameeyey Degmada Kaxda
(November 8, 2014)
Muqdisho:-Ciidamada Hay'ada nabad sugidda iyo sirdoonka DFS oo ay weheliyaan  Maamulka Degmada Kaxda ayaa maanta howlgalo ka sameeyey Degmada Kaxda waxaana ay gacanta ku soo dhigeen maandooriyaal.
Wasiirka Amniga Puntland oo hortagay golaha Wakiilada Puntland (Dhageyso)
(November 8, 2014)
Garoowe:-Wasiirka Amniga Puntland Xasan Cismaan Maxamuud Alloore ayaa maanta hor tagay Xubnaha Golaha Wakiilada dowlada Puntland waxaana ay xildhibaanada weydiiyeen su.aalo kala duwan iyo waxqabadka w
Dagaalo ka dhacay Jaziirada Kudhaa ee gobalka J/hoose
(November 8, 2014)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya Jaziirada gobalka J/hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay Jaziirada Kudhaa dagaalkaas oo u dhexeeya ciidanka Maamulka Juba iyo kooxda Al-Shabaab. Dag
Madaxweynaha Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Mr.Leif Newman (Masawiro)
(November 8, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe gaar ahaan Xafiiskiisa ku qaabilay Madax Xafiis Goboleedka Diakonia