Mussasat Al-Raxma oo caawa lagu wareejiyey lacag dhan 100.000 USD
(November 14, 2014)
Garoowe :-Musasat Al-Raxma oo u taagan gurmadka abaaraha ku dhuftay gobalka Gedo ayaa waxaa caawa lagu wareejiyey lacan dhan 100,000 USD ah oo laga soo aruuriyey qaar ka mid ah bulshada Soomaalyeed ee
Madaxweynaha DFS oo galabta Shirjaraa,id ku qabtay xarunta Villa Soomaaliya (Dhageyso)
(November 14, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta Shirjaraa,id ku qabtay xarunta Villa Soomaaliya isaga oo ka waramay xaalada dalka uu marayo iyo Hiigsiga 2016-ka. Madaxweynaha DFS Xa
Shir Looga hadlayey Horumarinta iyo Tayaynta JBA Faraceeda Qardho oo Lagu qabtay Hotel Gufure.[Masawiro]
(November 14, 2014)
Qardho:-Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay  Qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Isimo, Nabadoono, Culimo, Aqoon yahano Ganacsato Maamulka Gobolka iyo kan Degmada, Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika 
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-hidaaya Sh C/waaxid.[Dhageyso]
(November 14, 2014)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-hidaaya  ee magaalada Nairobi oo uu soo jeediyay Sh C/waaxid oo ah imaamka masjidka alhidaaya, sheekha ayaa waxa uu khudbadiisa
Ciidanka Nabadsugida DFS oo soo bandhiga gaari iyo walxaha qarxa oo ay qabteen.[Daawo Video-ga]
(November 14, 2014)
Muqdisho:-Ciidanka nabadsugda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay weerareen guri ku yaal degmada Dharkeeynleey ee Gobolka Banaadir iyagoo ku soo bandhiga warbaahinta Dowladda Federaa
Kulan casho sharaf oo Raabidadu u samaysay culimo soo gaaray Sudan
(November 14, 2014)
Sudan:-Raabidada ardayda Soomaliyed ee caalmiga ah ee dalka Sudan  ayaa waxay u qabtay kulan casho sharaf ah culimo soo booqday wadanka sudaan kuwaas oo ku sugnaa maalmahaan Sudan  waxaan culimadaas
Ku simaha Safiirka Dawladda Qadar ee Soomaaliya Xassan Xamze oo Garoowe soo gaaray.[Masawiro].
(November 14, 2014)
Garoowe:-Ku simaha Safiirka Dawladda Qadar ee dalka Soomaliya Xassan Xamze oo maanta magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland si weyn loogu soo dhoweeyey. Waxaa maanta magaalada Garoowe ee Caasimada Pu
Taliyaha qaybta ciidanka Booliska Gobolka Mudug ”Nabadgelyada magaalada Galkacayo waa wanaagsan tahay”.[Dhagayso]
(November 14, 2014)
Gaalkacyo:-Taliyaha qaybta ciidanka Booliska Gobolka Mudug ee dowladda Puntland, Cabdullaahi Shire Dool oo la hadlay Radio Daljir ayaa u sheegay in amaanka guud ee magaalada Gaalakacyo iyo Gobolka Mud