Khayrka iyo Wanaaga oo la isku Kaalmeysto Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen (Dhageyso)
(February 9, 2015)
Kuala Lumpur:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiima badan oo uu ka jeediyey dalka Malesia Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen waxaana muxaadarada Sheekhu uu uga hadlay sida loogu baahan yahay in khay
Nadwo diini ah oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ceegaag[Video/Masawiro]
(February 9, 2015)
Ceegaag:-Nadwo Cilmiyeed diini ah oo lagu Qabtay Magaalada Ceegaag ayaa la soo gabagabeeyey iyadoo ay Nadwadaan ay ka qayb qaateen Culimo'udiin ka kala yimid Gobolka Cayn iyo Gobolka Sool. Nadwadaan a
Kulan looga hadlay dardargalinta Dacwada oo lagu qabtay Kuala Lumpur
(February 9, 2015)
Kuala Lumpur :-Waxaa maal mahaani wadanka Malaysia gaar ahaan caasimada Kuala Lumpur ka socday arima ku saabsan hormarinta  dacwada ee jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Kuala Lumpur .
Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe oo ku wajahan dalka Zambia (Masawiro)
(February 9, 2015)
Nairobi:-Wafdi Culuma ah oo ay horkacayaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe oo baryahaan socdaal dacwo ku marayey wadamo ka tirsan Afrika ayaa goordhow  waxay u baqooleen magaalada Lus
Muxaadarooyinkii Nadwadii lagu qabtay magaalada Laascaanood (Daawo)
(February 9, 2015)
Laascaanood:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaraadkii nadwadii lagu gabagabeeyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana nadwada uu cinwaankeeda ahaa dhalanroga dhaqanka iyo dabaqabash
Taliyaha guud ee hay’adda nabad-sugidda Jen C/raxmaan Tuur-yare oo gaaray Dhuuso-mareeb
(February 9, 2015)
Dhuuso-mareeb :-Wafdi uu hoggaaminaayo taliyaha guud ee hay’adda nabad-sugidda Jen. Cabdiraxmaan Tuur-yare ayaa maanta gaaray degmada Dhuuso-mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxaana socdaalkiisa
Ra’isul wasaaraha DFS oo cambaareeyey dilkii loo gaystay Xildhibaan Abdullahi Qayaad
(February 9, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii naxariis darada ahaa ee saaka loo gaystay Xildhibaan Cabdull
Xukuumadda cusub ee Ra’iisul wasaare Sharmaake oo codka kalsoonida heshay.[Dhagayso]
(February 9, 2015)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaaa sheegay in golaha baarlamaanka DFS ay codka kalsoonida ay siiyeen xukuumadda cusub  ee Ra'iisul wasaare Dr Cum
Xildhibaan ka tirsan DFS oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(February 9, 2015)
Muqdisho:-Dablay hubaysan ayaa saaka waxaa ay ku dileen degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka oo lagu magacaabi jiray C/llaahi Qayaad Barre. Xildhibaanka la
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo u dhoofay Itoobiya.[Masawiro]
(February 9, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti uu hogaami nayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-2-2015 u dhoofay Dalka Ethopia gaar ahaan magaalada Addis-ababa. M

Next Page »