Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar ee Nairobi Sh Umal.[Daawo]

May 22, 2015 - Written by Editor

Sheekh_UmalNairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa  waxaa uu maanta kaga hadlay khudbadii Jimco laba arrin oo dadka Ahlu Janaha ay heli doonaan . Sheekha oo soo jeedinayey khudbada jimcaha ee maanta ayaa sheegay in dadka ahlu jannada ah ay heli doonaan laba arrimood oo siyaada ah ka dib marka ay jannada galaan, waxayna labadaas arrimood kala yihiin:-

1-Daawashada wajiga Illaahay.

2-Raali ahaandhaha Illaahay.

Sheekha ayaa sheegay in dadka jannada gala ay heli doonaan siyaado ka qiimo badan jannada, taasna
ay tahay mid u dhammeystiri doonta farxadda iyo abaal-marinta ay aakhiro ku heli doonaan dadka muteysta ee Illaahay ugu deeqay naxariistiisa. Khudbada sheekha ayaa ahayd mid aad ay u jecleysteen dadkii nasiibka u yeeshay iney dhageystaan.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi Sh Umal

Salafmedia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online