Madaxweyne Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Puntland.[Daawo]

May 26, 2015 - Written by Editor

GaasBoosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siyey tv-ga dowladda Puntland isagoo uga warbixyey socdaalka uu ku joogo magaalada Boosaaso iyo weliba xarumaha dowladda ee ku yaal Boosaaso ee uu booqday.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa kale uu ka waramay mashaariicda kale duwan ee ka socda Boosaaso gaar ahaan dhismaha ku socda garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo dekada weyn ee magaalada Boosaaso.

Hoos ka Daawo waraysiga uu Tv-ga Puntland la yeeshay Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online