Maxay tahay Shiicadu ? Xaggee ka timid Asalkeeda Shiicadu Sh Daahir Aw-Cabdi.[Dhagayso]

May 9, 2015 - Written by Editor

thumbs_20150417_200319Boosaaso: Waxaa caawa idiin soo gudbin doonaa qaar ka mid ah muxaadaraadkii ka baxay Nadwo cilmiyeed diini ah oo loogu magacdaray Manhajka Ahlu Sunaha Iyo Halka ay ka taagan yihiin Shiicada( منهج أهل السنة وموقفهم من الشيعة) Nadwadaas oo lagu qabtay Masjidka Rowda ee magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari.

no images were found

Nadwadaan diiniga ah ayaa waxaa soo abaabulay Mu,asasada Al-Minhaaj Ee Dacwada iyo Horimarinta Qaybta Gobolka Bari waxaan ay Masjidka Rowda ay ka bilaabatay Taariikhdu Markii ay ahayd 16/4/ 2014. Nadwadaan ayaa waxaa muxaadaraad kale duwan waxaa ka jeedyey culimo fara badan balse caawa waxaan idiin soo gudbin doonaa muxaadaradii Sh Daahir Aw-Cabdi Allaha dhowree uu ka jeediyey Nadwada uuna ugu magacdaray Sheekhu ” Shiico Maxay tahay ? Xaggee ka timid Asal keeda Shiicadu ? iyo qaybaheed.?

Hoos ka Dhagayso Maxay tahay  Shiicadu ? Xaggee ka timid Asal keeda Shiicadu Sh Daahir Aw-Cabdi

Musasat Al-Minhaaj
Boosaaso,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online