Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga oo galabta gaaray degmada Cadaado.[Masawiro]

May 30, 2015 - Written by Editor

1Cadaado, May 30, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa galabta gaarey degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxana wasiirka socdaalkiisa ku weheliyey xubno ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, Siyaasiyiin iyo aqoonyahano.

Wasiirka ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha ee degmada Cadaado  maamulka gobolka Galgaduud iyo qeybaha bulshada ee deegaanka, iyadoo soo dhaweynta ka dib loo galbiyay xarunta Madaxtooyada Ximan iyo Xeeb, halkaas oo uu kulamo kula qaadanayo.

—DHAMMAAD—-

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online