Madaxweynaha Puntland oo direy hambalyada maalmaha Xornimadda Soomaaliyeed.[Dhagayso]
(June 25, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa umadda Soomaali yeed meelkasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyey maalmaha xoriyadda Soomaaliya oo inagu soo aadan , islamar ahaant
Jaaliyada soomaaliyeed ee xaafada Acton magaalada Eiling ee galbeedka  London oo $6,400 ka wareejiyey gudiga gurmadka qoxootiga Yemen.[Masawiro]
(June 25, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta oo khamiis ah taariikhduna tahay 25/6/2015 Jaaliyada xaafada Acton ee magaalada Eiling ee galbeedka London oo uu wakiil u yahay c/laahi Maxamud Xassan  soo gaarsiisay culimada
Warbixin Machadka daraasaadka Islaamka iyo Barashada Luuqada carabiga ee Zaylac.[Video]
(June 25, 2015)
Boorame:-Waxaa maanta idiin soo gubinayaa waxqabdka Machadka daraasaadka Islaamka iyo Barashada Luuqada carabiga ee Zaylac waxaan Machadka waxqabadiisa iyo dowrka uu bulshada reer Booramo u hayo nooga
Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo qodobo laga soo saaray
(June 25, 2015)
Garoowe:-Shirkii Golaha xukuumadda Dowladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madax weynaha Dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Nabad gelyadda , Arrmah
Qaxooti ka soo cararay colaada Yeman oo soo gaaray Boosaaso.[Dhagayso]
(June 25, 2015)
Boosaaso:-Waxaa saaka soo gaaray Dekkadda magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari dad Qaxooti ah oo iskugu jira Soomaali iyo Yemaniyiin ah oo tiradooda ay gaarayso ilaa 273, Guddiga Gurmadka cilim
Ka qayb qaado dhamaystirka dhismaha Machadka Imaamul-Bukhaari Galdogob.[Masawiro]
(June 25, 2015)
Galdogob:-Waxaa dhexda looga jiraa dhismaha Machadka Imaamul-bukhaari Galdogob, dhismaha oo sii jiitamayey mudo dhan 3 sano ah kana kooban labo dabaq ayaa guud ahaan qiimihiisu ku kacayaa 165,000$ wax
Quraanka iyo Xiriirka kala dhexeeya Bisha Ramadaan Sh Umal.[Daawo]
(June 25, 2015)
Nairobi:-Waa muxaadaro cusub oo qayb ah duruusti ramadaanka ee Sh. Maxamed Cabdi Umal uu ka soo jeedinayay qaar kamid ah masaajida magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ,muxaadaradan qayimka ah w
Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS oo cambaareysay weerarka lala beegsaday kolonyo gargaar oo Imaaraati ah .
(June 25, 2015)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa weerarka argagaxiso ee lagu beegsaday maanta oo Arbaco ah (