Dowro cilmiyeed loo qabtay ardayda Dugsiyada sare ee magaalada Laascaanood.[Masawiro]
(November 20, 2015)
Laascaanood:-Golaha ardayda ka baxday Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood ayaa dowro cilmiyeed soconaysay muddo labo maalmood ah waxay u qabteen qaar ka mid ah ardayda dugsiyada sare ee magaa
Khudbadii jimce ee masjidka Abubakar Sadiiq ee Nairobi Sh Umal.[Daawo]
(November 20, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sh.Maxamed Cabdi Umal i waxa uu oga hadlay تحري
Khudbadii jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Shibli.[Dhagayso]
(November 20, 2015)
  Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka alhidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sh.Maxamuud Sh Maxamed Shibli waxa uu oga hadlay xala
Koox hubeysan oo gudaha u galay Hotelka Radisson Blu ee dalka Mali
(November 20, 2015)
Mali:-Koox hubeysan oo la maleynayo in ay taageersan yihiin Daacish ayaa lagu soo waramayaa in goordhow ay gudaha u galeen Hotelka Radisson Blu oo ku yaal caasimada Mali ee Bamako. Hotelka ayaa wax
Sh Bashiir Shiil oo muxaadaro ka jeediyey Masaajidka Hidaaya ee Nairobi.[Video]
(November 20, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo ka hadleysa Qisadii hud hud iyo Nabi Suleyman (C.S) iyo faaidooyinka ku jira, muxaadaradan oo ka baxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairob