Madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey VOA.[Dhagayso]
(February 27, 2016)
Washington D.C:-Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka, waxaa maanta diyaar ku ah Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas. Barnaamijka waxa soo saaray, isla markaasina idin la
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulamo la qaatay Madax sare oo ka tirsan Waddanka Maraykanka.[Masawiro]
(February 27, 2016)
Washington DC:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo wafti uu hoggaaminayo oo dhowaan gaadhey magaalada Washington DC ee Xarunta Waddanka maraykanka ayaa waxaa soo dhowey
R/Wasaare Cumar oo cambaareeyey Qaraxii xalay ka dhacay Taaladda SYL
(February 27, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareeyey Qaraxii Argagixiso ee xalay ka dhacay Taalada SYL. Wuxuuna tacsi u diray ehela
Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo Ganacsatada Bosaaso kala hadlay abaaraha.[Masawiro]
(February 27, 2016)
Boosaaso:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ahna kusimaha MadaxwEynaha isla markaana ah  guddoomiyaha guddiga abaaraha ee Dawladda Puntland oo uu w
Nadwo Cilmiyeed diini ah oo si rasmi Ah uga bilaabatay Masjidka Al-Huda ee Finland (Masawiro)
(February 27, 2016)
Nadwo Cilmiyeed diini ah Ayaa si rasmi ah waxay ugu bilaabatay Masjidka Al Hudaa ee dalka Finland Nadwadaan ayaa waxaa loogu talagalay in Lagu bixiyo Muxaadaraad kala duwan waxaan
Khasaaraha weerarkii xalay lagu qaaday Hotelka SYL oo sii kordhay .
(February 27, 2016)
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay sii korortay khasaarihii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee xalay lagu qaaday Hotel SYL In ka badan 15 qof  ayaa ku dhintay  qaraxy