Golaha dacwada ee albayaan oo Tacsi u diray eheladii Sh Saciid Cali Cismaan (Saciid Qalinle)

December 5, 2016 - Written by Editor

baaq-tacsi-ah-sh-siciid-pdfGolaha dacwada ee albayaan wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehaladii iyo asxaabtii uu ka baxay Sh. Saciid Cali Cusmaan (Saciid qalinle) oo 3-12-2016 salaaddi maqribnimo kadib gaadmo lagu dilay magaalada Muqdisho.

Golohu wuxuu Allaha wayn uga baryayaa Sh. Saciid dambi dhaaf iyo naxariis, waxaan sidoo kale Alle u waydiinaynaa qoyski uu ka baxay sabir iyo sugnaan. Golohu wuxuu ugu baaqayaa hay,adaha aminigu in ay baadhitaan iyo daba gal ku sameeyaan dhagar qabayaashii gaystay fal danbiyeedkaas foosha xun ee lagu beegsaday Sh. Saciid iyo guud ahaan hagar daamada lagu hayo shacabka aan waxba galabsan.

Gologu wuxuu ugu baaqayaa umadda Somaaliyeed in ay meel uga soo wada jeedsadaan falalka dhagar qabayaashu ku beegsanayaan dadka bir magaydada ah.

Ugu danbayn wuxuu goluhu ugu baaqayaa in ay ka waan toobaan Allana u toobad keenaan wax bi’iska ku lug leh danbiyada abaabulan.

Guddiga Fulinta Golaha Albayaan
Golaha Dacwada

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online