Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee QM (Masawiro)
(August 24, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey Jeffrey D. Feltman oo Muqdisho soo gaaray, isag
Dufcaddii 10aad oo Ka Qalin Jabisay Mac-Hadka Khadiija ee Magaalada Garowe (Masawiro)
(August 23, 2017)
Garoowe:-Waxaa maanta ka qalin  jabiyay Machadka Khadiija Bintu khuweylid ee Barashada Shareecada Islaamka   dufcadii 10aad Ahna Tiradii ugu badnayd ee Intii uu jiray Machadu Kaqalin ja
Raisulwasaaraha DFS oo magacaabay wasiirka wasaaradda Howlaha Guud
(August 22, 2017)
Ra’iisul wasaaraha JFS Xasan Cali Khayre ayaa galabta magacaabay wasiirka wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka, kaas oo buuxin doona booskii alaha u naxariisto wasiirkii hore Cabaas Cabdul
Madaxweyanah Galmudug oo magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug
(August 21, 2017)
Cadaado:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa galabta magacaabay Golihiisa Wasiirada cusub ee maamulka Galmudug waxaana uu Madaxweynaha Galmudug magacaabay 22 wasiir 22 was
DFS oo Go’aan Ka Gaartay Khilaafka Siyaasadeed ee Maamulka Hirshabeelle
(August 20, 2017)
Muqdisho:-Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan Khilaafka Siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka dhex aloosan kana taagnaa Maamulka Hirshabelle. Wasaaradda arrimaha Gudaha
Maamulka cusub ee Mu’asasada Al-Minhaaj (faraca Galdogob)oo la magacaabay
(August 19, 2017)
Shir ay isugu yimaadeen qaybaha ugu muhiimsan ee goloyaasha iyo xubnaha Muassasada ayaa galabnimadii Jimceha 18/08/2017 ka dhacay xarunta Mu'asasada. Shirkaan oo qabanqaabadiisa ay lahaayeen culuma
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(August 18, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga hadlay 3 da
Machadka Al-Fatxi oo lagu barto Shareecada Islaamka oo laga furay Burco (Daawo)
(August 18, 2017)
Xilli ay Magaalada Burco ay u baahnayd cid arinteeda kor u qaada dacal kasta, ayaa waxaa la furay Machadka Al-Fatxi allaah ha uga dhigo islaamka fure e, waliba gaar ahaan saaxadda dacwada Soomaaliyeed
Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay dalka Boqortooyada Sucuudiga (Masawiro)
(August 18, 2017)
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxmed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo  ayaa maanta gelinkii danbe 17 August 2017 safar ugu ambabaxay  dalka Boqortooyada Sucuudiga, Safarka Ma
Shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyey sharicga la dagaallanka Argagixisada (Masawiro)
(August 17, 2017)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha ku

« Previous PageNext Page »