Weftiga Madaxweynaha PL oo ku Guulaystey Heshiisyo Kobcinta Dhaqaalaha iyo Horumarinta Magaalooyinka Puntland.
(June 5, 2019)
Tongxiang:- Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo kala ahaa Wasiirada Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka tacsiyeeyey geerida Malaaq Aamiin Baraawaani
(June 5, 2019)
Baydhabo:-Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudomiyaha Gollaha wakiilada Kg ,Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa tacasiyo Tiiraayo Le Udirey Dhamaan
Maamulka Gal-Mudug oo kulan ugu baaqday Madaxweyneyaasha Dowladaha Xubnaha ka ah DFS.
(June 5, 2019)
Dhuusamareeb:-Nuxurka Warsaxaafadeedka maantay ka soobaxay Xafiiska Madax weynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle "Xaaf"Gal-Mudug waxay si diiran u soo dhaweynaysaa magacaabidii E
Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Daah-furay Bilawga Dhismaha Wadada Weyn ee Garoowe -Sin-ujiif.
(June 5, 2019)
Garoowe:- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray dhismaha wadada halbowlaha ah ee Garoowe ilaa Sin-ujiif ee