Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho(Dhagayso)

November 25, 2011 - Written by

Qardho:-Waxaan akhristayaasha sharafta leh ee Halgan .net aan maanta u soo gudbinaynaa Khudbo jimcihii maanta ee masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar, Khudbada maanta ayaa waxaa akhriyey Sh.Cali Maxamed Cali oo ka mid ah culimada magaalada, Sh.Cali Maxamed Cali ayaa waxaa uu kaga hadlay Todobada qof ee harsanaya harka Carshiga iyo khtarta ay leedahay macsida ,Khubada ka dib ayaa waxaa tacliiq saaray Sheekh Fu.aad Maxamed Xaaji oo ka mid ah culimada Gobolka.

Hoos ka dhageyso khubadii Jimce ee Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/KhudboJimcahaMasjidCumar.mp3]

Hoos ka dhageyso Tacliiqii khubada Jimce ee Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/TacliiqaKhudbadaJimchaMasjidCumar.mp3]

Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. mashallah waa khudba qiyyim ah 100% mashallah ilaah ha barakeeyo sh.cali maxamed cali iyo dhammaan culumada magaalada qardho iyo guud ahaan puntland iyo somalia …. halgan.net waa mawqic qiyyim ah alla ha noo barakeeyo aamin ilaahaw dadka somaliyeed ka ilaali fitanta tan muuqata iyo tan qarsoon aamin yaaa allah amiin

Leave a comment

*