
(February 23, 2012)
London:-Caasimada dalka Ingriiska ayaa goordhoweyd waxaa ka furmay shir loo qabtay madaxda DFKM , Puntland , Somalilland Gal-mudug, ururks Ahlusunaha shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay madax fara b

(February 23, 2012)
Go’aan ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa Liiska Alqaacidda looga saaray gancsade Axmed Nuur Cali Jimcaale iyo todobo iyo toban shirkadood oo Soomali ah. 17-kii febraayo 20 Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM oo qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay
(February 22, 2012)
Baydhabo:-Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa Soomali ah oo la socda ayaa saaka qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ka dib markii xalay ay magaalada si nabadgelyo ah uga baxeen ciidankii Al- Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFKM oo qabsaday degmada Bardaale
(February 22, 2012)
Baydhabo:-Ciidamada dalka Itoobiya oo bari taaraya kuwa DFKM ayaa saaka qabsaday degmada Bardaale ka dib markii ay shalay ciidamada al-Shabaab baneeyeen deegaanadaYurkud iyo bohol Bashiir iyo Bard

(February 22, 2012)
Waxaan lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Danmarka iyo Jaaliyaadka dibada ina ay jiro Nadwo diini ah oo loogu talagalay dhalin yara kana bixi doonta Masjidka Iqra ee magaalada Ciidamada Itoobiya ee qabsaday magaalada B/weyne oo la weeraray
(February 21, 2012)
Hiiraan:-Ciidamada dalka Itoobiya ee ku habsaday magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa maanta waxaa loo geystay weerar xilli ay marayeen Xaafadda Xaawo Taako waxaana weerarkaas loo adeegsa Qarax ka dhacay Degmada Berdaale oo 55 u jirta magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay
(February 21, 2012)
Ceelbarde:-Wararka naga soo gaaraya Degaanka Berdaale ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay duleedka Berdaale waxaana ku dhintay ugu yaraan lix qof halka 10 in ka badan ay ku d

(February 21, 2012)
Boosaaso:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay ilaa iyo intii dilka foosha xumaa loogu geystay magaalada Boosaaso Allaha u naxariistee Sh.Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa culimada ku nool mandiqadaas ay q

(February 21, 2012)
Minisota:-Waxay ila tahay in qof walba oo si guud u danaynaya danaha ummadda Islaamka ama si gaara uga fakiraya baylahda shacabka Soomaaliyeed inuu u dhag taagayo waxa ka soo bixi doona Shirka Lon

(February 21, 2012)
Belgium:-Ra'iisul Wasaaraha DFKM Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula qaato mas'uuliyiinta Midowga Yurub ayaa Isniintii kulamo kala duwan la qaatay ma'uuli
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|