Darsigii 4aad ee Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo Video)
(April 30, 2012)
Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay maanta idiin soo gudbinaysa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliya darisk
Taliyaha qaybta ciidanka Booliska ee gobolka Bari Col.Cismaan Axmed Afdalow oo la hadlay saxaafada
(April 30, 2012)
Taliyaha qaybta ciidanka Booliska ee gobolka Bari Col.Cismaan Axmed Cawke Afdalow oo maanta la hadlay saxaafadaa ayaa xusay in amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga degaanada Puntlland ay ta
Raisulwasaaraha DFKM oo maanta kormeeray goobo la dajinayo odayaasha dhaqanka
(April 30, 2012)
Muqdisho:-Waxaana Ra’iisul Wasaaraha kormeerkiisa ku wehlinayay qaar ka tirsan golahiisa Wasiiradda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. Ugu horeyntii Ra’i
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku dacdarraysan Xabsi ku yaal magaalada Cadan
(April 30, 2012)
Cadan:-Dhallinyaro Somali ah oo tiradoodu tahay Soddon iyo Siddeed (38), ayaa ku tabaalaysan xabsiga Mansura ee ku yaal magaalada Cadan ee dalka Yemen. Maxaabistan oo marar kala duwan la soo qabtay, a
Faahfaahin ka soo baxaysa Bam lagu weeraray Kaniisad ku taalla Magaalada Nairobi
(April 29, 2012)
Nairobi:-Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar Bam oo saaka lagu qaaday Kaniisad ku taalla Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kaas oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Warar
Darsigii 3aad ee Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad (Daawo Video)
(April 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay caawa idiin soo gudbinaysa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliy
Taliyaha cusub ee ciidanka AMISOM Gen. Andrew Guti oo xilka la wareegay
(April 28, 2012)
Muqdisho:-Munaasabadda ay ka soo qeyb galeen madax ka tirsan DFKM ayaa waxay ka dhacayda xarunta Xalane oo fariisin u ah ciidamada AMISOM ayaa waxaa lagu qabtay xaflada uu xilka kula wareegay taliyah
HalganwebTv Station oo live uga socdo darsi uu Akhrinayo Sh Maxamed Dirir(Dhamaad)
(April 27, 2012)
Sweden:-Sh Maxamed Cumar Dirir oo socdaal dacwo ku jooga magaalada stokholm ee xarunta dalka Sweden ayaa caawa ka bilaabay kitaab ka hadlaya axkaamta goyska waxaana uu haatan live uga socdaa Halgan we
Khudbadii Jimacaha ee Maanta Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Dhageyso)
(April 27, 2012)
Nairobi:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net ee sharafta leh u soo gudbinayanaa Khudbo Jimcihii  uu Allaha dhowree uu ka akhriyey Masjidka Abuubakar ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal Sheekh
Ciidamada Kenya iyo kuwa DFKM oo lagu weeraray Deegaanka Ceelcad ee gobalka Gedo
(April 27, 2012)
Gedo:-Dagaalo xoogan ayaa maanta mar kale waxaa uu ka dhacay deegaanka Ceel cade oo ka tirsan gobalka Gedo waxaana dagaalka uu dhexmaray ciidamada huwanta ah iyo kuwa Al-Shabaab dagaalka ayaa waxaa gu

Next Page »