Mutamarkii Islaamiga ee 5aad ee dalka Holland oo bilowday (Live )
(April 26, 2012)
Holland :-Waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday dalka Holland Mutamar Islaami ah oo ay ka qab galayaan  culimo soomaali oo jeedin doona muxaadaraad iyo towj  ii haad kale duwan, bulshada Soomaaliyee
Ku xigeenka Ergayga Midowga Afirka Wafula Wamunyinyi oo shirjaraa,id ku qabtay Muqdisho
(April 26, 2012)
Muqdisho:-Ku xigeenka Ergayga Midowga Afirka ee Arrimaha Somalia Wafula Wamunyinyi  ayaa maanta  shirjaraa,id ku qabtay magaalada Muqdisho waxaana uu sheegay in ciidamada AMISOM la geyndoono magaalo
Wasiirka cusub ee dhaqadda Shaqaalaha Maxamuud Jirde oo la dhaariyey(Warsaxaafadeed)
(April 26, 2012)
Muqdisho:-Munaasab xalay lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee dhaqadda  Shaqaalaha, Isbortiska iyo dhalinyaradda Xukuumadda Soomaaliya  isla markaana ay ka soo qeyb galleen mas’uuliyiin ka tirsan d
Dulmiga iyo Cawaaqib xumada uu leeyahay Sheekh C/llaahi Sheekh Xanbali(Dhageyso)
(April 25, 2012)
Qaahira:-Sheekh C/llaahi Sheekh Xanbali ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeediyey qolka 114 ee USA. waxaana uu Sheekha ka hadlay dulmiga iyo cawaaqib xumada uu ku reebo umada gaar ahaan marka ay dhexdooda i
Ciidanka Booliska magaalada Gaalkacyo oo qabtay nin sitay walxa qarxa
(April 25, 2012)
Gaalkacyo:-Ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ku guulaystay saaka in ay gacanta ku dhigaan nin dhalinyaro ah oo sitay walxaha qarax xili uu ninkaan marayey meel aan
Booqashadii Sh A/qaadir Nuur Faarax iyo Sh Moxamed Shaafici ee Lusaka- Zambia (Warbixin)
(April 24, 2012)
Sidaan horay u sheegnay waxaa maalinti Arbacada 18/04/2012  booqasho dacwadeed ku soo gaaray wadanka Zambia Caalimka wayn ee Somaaliyeed Sheekh C/Qaadir nuur Faarax iyo Sheekh  Mohamed Shaafici iyo
Taliye cusub ee ciidanka AMISOM oo maanta gaaray magaalda Muqdisho
(April 24, 2012)
Muqdisho:-Taliyaha cusub oo dhawaan uu u magacaabay ciidanka AMISOM Madaxweynaha dalka Ugaandha Yuweri Musaveni ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.Taliyaha cusub ee ciidank
Madaxweynaha DFKM oo ka hadlay Xaalada kala guurka iyo Dustuurka DFKM
(April 24, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadalay arimo dhowr ah oo xasaasi ah kuwaas oo ay ka mid yihiin soo xulida xildhibaanada Baarlamaanka DFKM,Dastuurka qaybyo
Fadliga Islaamka Sheekh Maxamed Cumar Dirir (Dhageyso)
(April 23, 2012)
Norway:-Sheekh Maxamed Cumar Dirir  oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa socdaal dacwadeed ku soo maray dalka Norway ayaa Kitaab ka akhriyey Masjidka Al-Tawfiiq Waxaana uu Sheekh Maxamed si wanaag
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada B/weyne oo qarax lagu weeraray
(April 23, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne eee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka lagu weeraray Bam ciidamada Itoobiya ee haatan ku sugan magaalada B/weyne xili ay marayeen xaafad

« Previous PageNext Page »