Been abuur laga sameeyey Sheekh Dr.C/raxmaan Sh Cabdullahi Cumar W/Q Sh Xudeyfe Raage
(July 17, 2012)
Nairobi :-Waxaa saaka war been abuur ah lagu soo daabacay shabakadaha caadeystay beenta iyo xadgudubka waxaana qoraalkaas lagu been abuurtay Sheekh C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar qoraalka been abuurka

(July 17, 2012)
Denmark:-Sh.C/raxmaan Abyad oo ka mid ah Culumada iyo ducaada Masjidka Al-Tawxiid ayaa caawa qoraal soo gaarsiiyey Halgan.net qoraalkaas oo tacqiib u ah qoraal uu qoray Sh Xasaan Xusen isaga oo isku d Ogeysiis Sh Cali Maxamed Saalax oo dib u bilaabaya Tafsiirka quraanka Bisha Ramaadan
(July 17, 2012)
Oslo: Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan walaalaha kheyrka jecal in Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax uu dib u bilaabi doona hadii alle idmo Tafsiirka qu,aanka Bisha ramadaan waxaana darsiga uu si live ah Mutamarkii 20aad ee lagu qabtay magaalada stokholm ee dalka Sweden(Dhageyso)
(July 17, 2012)
Sweden:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa walaalaha ku taxan khayrka Muxaadarooyinkii laga jeediyey Mutamarkii 20aad ee wadamada skandanefiyanka ee sanadkan 2012 lagu qabatay magaalada stokholm ee da

(July 17, 2012)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaare ku xigeenkaTurkiga Bakir Buzdag ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde uu dhagax-dhigay raadeer cu Ciidamada Itoobiya oo qarax lagu weeraray magaalada B/weyne xarunta gobolka Hiiraan.
(July 17, 2012)
Hiiraan: Ciidamada Itoobiya ayaa waxaa saaka qaraxyo loogu geystay magaalada B/weyne xarunta gobolka Hiiraan Qaraxa hore ayaa dhacay ka dib markii ciidamo Itoobiyaan ah oo lugeynaya bariga magaalad Burburinta Buulka Caarada. W/Q: Maxamed Nuur Shire.
(July 17, 2012)
Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ‘ahaato nabigeena dushiisa (SCW).Horudhac :-Inta aanan u guda gelin qormadaan Burburinta Buulka Caarada, waxaan in yar ka bidhaa
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|