
(September 13, 2012)
Qaahira:-Shucuubta Wadamada Islaamka ayaa si weyn uga gilgishay aflagaada uu gaal u dhashay dalka Masar uu u geystay Nabigeena Maxamed Nabadgalyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaato iyo diinta Islaamka. Safaaradaha uu Mareykanku ku leeyahay Yemen iyo Tunis oo dab la qabadsiiyey
(September 13, 2012)
Yemen:-Wararka ka imaanaya dalka Yemen gaar ahaan magaalada Sanca ayaa sheegaya in shacab aad u careysan oo qaarkood ku hubeysan yihiin qoryaha fudud ay xoog ku galeen safaarada Mareykanka ku leeyahay Al-Jazeera oo soo bandhigtay qaabkii uu u dhacay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho
(September 13, 2012)
Muqdisho:-TV-ga Al-Jazeera oo ay xaruntiisu tahay dalka Qadar ayaa soo bandhigay qaraxii ismiidaamin ahaa ee lagu weeraray Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxmuud xili uu kulan kula lahaa Hotelka Jas

(September 13, 2012)
Muqdisho:-Ururka Islaax oo ka mid ah ururrada Islaamiga ee ka jira dalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha cusub ee dowlada Federaalka ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxa Puntland oo war-saxaafadeed ka soo saartay qaraxii lala beegsaday Madaxweynaha JFS Prof. Xassan Sh.Maxamuud
(September 13, 2012)
Garoowe:-War-saxaafadeed ka soo baxay Dowllada Puntlland ayaa lagu canbaareeyey isku daygii dilka ahaa ee lala beegsaday Madaxweynaha cusub ee Dowllada Federalka Soomaaliya Dr.Xassan Sh.Maxamuud xil

(September 13, 2012)
Muqdisho:-Madaxweyweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay shirjaraa,id ku qabtay xarunta Villa Soomaaliya waxaana uu ka hadlay qarax ismiidaamin ah oo shalay lagu wee
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|