Ardaydii Jaamacada Bariga Afrika ee ku nool Dalka Masar oo Tahniyad iyo Bogaadin diray
(September 30, 2012)
Cairo:-Ardayda Jamacadda bariga Africa ee ku sugan dalka Masar gaar ahaan Magaalada Qaahira ee Maastarka ka diyaariya ayaa tahniyad iyo bogaadin hawada u mariyay guud ahaan bahda Jaamacadda bariga Afr
Afhayeenka ciidanka ururka Raaskaambooni oo waraysi siiyey VOA.[Dhagayso]
(September 30, 2012)
Kismaayo:Afhayeenka ciidanka ururka Raaskaambooni oo waraysi siiyey Idaacada VOA ayaa sheegay in ciidamadii huwanta ahaa joogaan kontoroolada magaalada Kismaayo laga soo galo iyo kuwa laga baxo oo aad
Qarax ka dhacay Kiniisad xaafadda Islii ku taala iyo dad ka careysan oo Masaajid weeraray
(September 30, 2012)
Nairobi:-Kiniisad ku taalada xaafadda ay Soomaalidu degto ee Islii, magaalada Nairobi, ayaa  qarax ka dhacay waxa uu geystay Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.Qaraxa, ayaa ka dhashay bam nooca gaca
R.W DFS Cabdiweli Gaas Oo Dib Ugu Soo Laabtay magaalada Muqdisho(Masawiro)
(September 30, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed  Cali Gaas ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qayb galay shirkii QM ee magaalada New York iyo Shirar gooni go
Abaanduulaha ciidamada DFS ma Jiraan Ciidan Jabhad ah oo ka howlgala J/hoose(Dhageyso)
(September 30, 2012)
Kismaayo:-Magaalada Kismaayo oo shalay aroortii hore ay ka baxeen xoogagii al-Shabaab, ayaanay ilaa hadda galin ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda.General Cabdikariin Yuusuf Dhagabadan, abaanduulaha ci