![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/Garissa.jpg)
(November 16, 2012)
Garissa:-Wararka ka imaanaya magalada Garissa ayaa sheegaya in maanta dhu´hurkii halkaas lagu toogtay laba askari oo ka tirsan Booliska Kenya waxaana ay toogashada ka dhacaday suuqa wayn ee magalada
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/ENG_Raage.jpg)
(November 16, 2012)
Cyprus :-Wasiirka Dekadaha ee Dowlada Puntland Eng. Siciid Maxamad Raage ayaa waxaa uu ka qeyb galay shir caalami ah oo ay ka soo qeyb galeen 175 dowladood waxaana shirkaas uu ka dhacay magaalada Larn
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/7.jpg)
(November 15, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta la dhaariyey inta badan wasiirada cusub ee DFS waxaana dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Soomaaliya Caydiid Ilka Xanaf iyada oo wasiirada maanta yimid xarunta golaha baarl
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/maxamed.jpg)
(November 15, 2012)
Muqdisho:-Waxaa saaka ku dhintay magaalada Muqdisho guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) isagoo saaka ku geeriyooday Isbitaalka Xalane oo maalmihii u danbeeyey
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/3.jpg)
(November 15, 2012)
Gaalkacyo:- Maxkamada Darajada 1aad ee ciidanka iyo danbiyada culus ee Puntlland ayaa waxaa la horkeenay shalay eedaysanayaal gaaray ilaa 49 qof oo ku kala eedaysan danbiyo kala ah ka tirsanaan ururka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/xasan1.jpg)
(November 14, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa waxaa uu shir jaraa,id ku qabtay xarunta Villa Soomaaaliya ee magaalada Muqdisho wuxuuna madaxweynaha ka hadlay arimo ay ka mid yihiin mo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/wasiro-300x228.jpg)
(November 14, 2012)
Qardho:-Kulan balaaran oo looga hadlayey amaanka gobalka Karkaar ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Qardho waxaana kulanka ka soo qeyb galay wasiiro ka tirsan dowlladda Puntland oo ay ka mid yih
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/IMG_7298.jpg)
(November 14, 2012)
Madaxweynaha dowlladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud Faroole ayaa waxaa uu goor dhow ku dhawaaqay Xisbi siyaasadeed uu ugu magac daray Horseed isagoo maanta kulan ay lahaayeen Golah
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/IMG_2954.jpg)
(November 14, 2012)
Muqdisho: Waxaa soo gaaray goordhow magaalada Muqdisho wafdi balaaran oo ay hogaaminayaan wasiirada arrimaha dibada ee dalalka Iran iyo Turkiya waxaana si weyn ugu soo dhaweeyey Garoonka Aaden Cadde e
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/DSC020641.jpg)
(November 13, 2012)
Nairobi:-Waxaa xalay laga sii daayey Tv-ga SNTV barmaamij gaar ah oo lagu soo bandhiga baaritaankii ay gudiga madax banaan ka soo saareen dilkii Sh Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaa Allaha u naxariistee, b
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|