Ciidamada DFS oo howlgalo ka sameeyey Degmooyinka ka tirsan Gobalka Banaadir
(January 26, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS ayaa maanta howlgalo ka sameeyey Degmooyinka ka tirsan Gobalka Banaadir gaar ahaan degmooyinka Kaaraan iyo Dharkeynleey waxaana howlgaladaas lagu soo qabtay ilaa 70 qof.

(January 26, 2013)
Muqdisho:-Mu’asasada Safa ee dacwada iyo Hormarinta waxaa ay ka shaqeysaa arrimaha dacwada Diinta islaamka iyo Hormarinta qaybaha kala duwa ee bulshada soomaaaliyeed, iyadoo adeegsanayso hababka w

(January 26, 2013)
Boosaaso:-Wafdi uu hogaaminayo duqa magaalada Gaarisa Ismaaciil Cabdi Garaad iyo gudoomiyaha odayaasha dhaqanka ee gobolada Jubooyinka Khaliif Guure Cali ayaa maanta magaalada Bosaaso waxay kulan kula Madaxweynaha DFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo u ambabaxay dalka Itoobiya
(January 26, 2013)
Addis Ababa:-Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaana socdaalkiisaa ku weheliyey wasiiro ka tir
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|