Madaxweynaha DFS oo maanta safarkiisii ugu horeeyay ku gaaraya dalka Maraykanka
(January 13, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay ku gaarayo dalka Maraykanka.Waxaa safarkaan Madaxweynaha ku wehliyo Raisul Wasa
DFS oo soo bandhigtay Saddex Nin oo u Dhashay Dalka Siiriya oo Burcad Badeed Sii Daysay
(January 12, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” oo galabta shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku soo bandhigay sadex nin oo ay burca
Daahfur Buug cusub oo loogu magacdaray Dib-u-eegid ama “Xusuusqor oo ka dhici doona London
(January 12, 2013)
London:-Waxaa dhawaan la daabacay buuggii noociisu ugu horreeyay ee ku saabsan maalmihii ugu dambeeyay Dowladdii Soomaaliya iyo bilowgii dagaalada sokeeye –(30.12.1990 – 06. 1994). Waa jiraan buug
Madaxweynaha Puntlland oo tacsi u diray dhammaan shacabka iyo Dowladda Jabuuti
(January 12, 2013)
Garoowe:-Innalillahi wa innaa Illayhi raajicuun.Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Shacabka Reer Puntland iyo Dowladda Puntland, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuut
Mu’tamarkii jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka South Africa oo la soo afmeeray.[war-saxaafadeed]
(January 12, 2013)
Waxaa si guul ah kusoo gabagaboobay mu’tamarki waynaa ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka South Africa.Kulankan ayaa Golaha Dacwada ee Albayaan wuxuu sanadki saddexaad  ku marti qaaday da
Ciidamada Faransiiska oo xalay weeraray deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Sh Hoose
(January 12, 2013)
Afgooye:-Ciidamada Kumaandooska ee dalka Faransiiska ayaa xalay weeraray deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Sh Hoose iyaga oo doonayey in ay soo furtaan sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugida dalkaas
Ra’iisal Wasaare Saacid oo faah faahin dheer ka bixiyay Waxqabadka Xukuumadiisa
(January 11, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta Warbaahinta Shir jaraa’id ugu qabtay xafiiskiisa, isaga oo faah faahin dheer ka
Wasiiro ka tirsan xukuumada Puntland oo soo gaaray magaalada Gaalkacyo
(January 11, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno ka tirsan Xukuumada Puntland kuwaas oo ka soo ambabaxay magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso waxaa
Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay kulan Xalay dhexmaray Faroole iyo James C. Swan.
(January 11, 2013)
Boosaaso:-Puntland ayaa maanta warsaxaafadeed ka soo saartay kulan dhexmaray xalay madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Maxamad Maxamud (Faroole) Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soo
R/W Cabdi Shirdoon oo Isbedel ku sameeyay Golaha Wasiirrada (Warsaxaafadeed)
(January 11, 2013)
Muqdisho:-Shir Jara’id oo uu xalay ku qabtay xafiiskiisa Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamuud Xirsi Cabdulle ayaa ka hadlay dib-u-eegis lagu sameeyey qaab dhismeed

« Previous PageNext Page »