Gacan-ku dhiiglayaashii diley Sheekh Axmed Xaaji oo la filayo in beri maxkamadda la hor keeno
(February 12, 2013)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ayna na soo gaarsiyeen Ehelada Sh Dr axmed Xaaji ayaa sheegaya in maalinta beri oo Arbaco ah la filayo in maxkamadda D
Ra’iisal Wasaaraha DFS oo qaabilay wafdi ka socday dalka Burundi (Warsaxaafadeed)
(February 12, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday dalka Burundi kaasoo saddexdii cis
Ganacsato ka socda gobolada Gedo iyo Jubbooyinka oo soo gaaray Gaalkacyo
(February 12, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta soo gaaray  magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wafdi ganacsato ah  oo ka socda gobolada Gedo iyo Jubbooyinka kuwaas oo ka  yimid  magaalada Nairobi ee xarunta
Wafdigii culumada ahaa oo socdaal ku gaaray degmada Galdogob ee Gobolka Mudug
(February 12, 2013)
Galdogob:-Wafdiga culumada oo socdaal dacwadeed ku soo kala bxiyey magaalooyinka Kalabayr, Jalam, Buurtinle, Xarfo, Bacaadweyn, Gaalkacyo, Beyra, Bursaalax, Riig-oomane iyo Qansaxle ayaa socdaalkooda
Ka digitaanka Gaaleysiinta Muslimiinta Muta,wiliinta ah Sh Shible (Maqal iyo Muuqaal)
(February 12, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraad uu Sheekh Maxamuud Shible ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekh Muxaadaraadkiisa uga hadlay Ka digitaanka Gaaleysiint
Ciidamada booliska ee magaalada Gaalkacyo oo xabsiga dhigay 50 qof
(February 12, 2013)
Gaalkacyo:-Ciidamada booliska ee magaalada Gaalkacyo ayaa xalay howlgalo ka sameeyey xaafadaha waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana howlgaladaas ay ku soo qabteen dad badan .
Sheekh Maxamuud Shible oo Muxaadaradii 2aad caawa ka jeediyay Masjid Jaamica jigjiga
(February 11, 2013)
Jigjiga:-Sheekh Maxamuud Shibli ayaa caawa muxaadaradii 2aad ka jeediyay Masjidka Jaamica ah ee magaalada jigjiga,Sheekhu wuxuu caawa muxaadarada ku lafo guray afar  qodob oo ka mid ah dardaarannada
Ra’iisul wasaaraha DFS oo canbaareeyey qaraxii ka dhacay Gaalkacyo
(February 11, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Dowllada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa waxaa canbaareeyey qaraxii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee lala beeg saday Taliye ku xig
Taliye ku xigeenka Booliiska Puntland oo ka hadlay qaraxii lala eegtay.[Dhagayso]
(February 11, 2013)
Gaalkacyo:-Taliye ku xigeenka Booliiska Puntland Gen Muxiyadiii Axmed Muuse ayaa waxaa uu saxaafada kula hadlay Isbitaalka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaana uu sheegay in uu ka badb
Shir Maamul gobaleed loogu sameynayo gobalada Jubooyinka oo 23 bishan Furmaya
(February 11, 2013)
Kismaayo:-Guddoomiyaha guddiga farsamada ee Maamul u sameynta gobalada Jubbooyinka ayaa si rasmi ah u sheegay in uu ka furmi doono magaalada Kismaayo 23 bishan shirweyne ay ka soo qeyb gali doonaan dh

« Previous PageNext Page »