Nadwo cilmiyeed diini ah ka dhacday magaaladda Gabiley
(February 25, 2013)
Gabiley:Machadka Dacwada ee magaaladda Gabiley ayaa waxaa ay Nadwo cilmiyeed diini ku qab teen Masjidka Nuur ee magaaladda Gabiley ,Nadwada ayaa waxaa cinwaankeedu ahaa فاستقم كما أمرت
Nadwo cilmiyeed lagu qabtay magaalada Boorama oo looga hadlay dilkii Sh C/qaadir Nuur
(February 25, 2013)
Boorame:-Waxaa  lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta Gobalka Owdal Nadwo cilmiyeed looga hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ay kooxda Al-Shabaab ku dilee
Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Tawxiid oo looga hadlay dilka Sh C/qaadir Nuur Faarax(Daawo)
(February 25, 2013)
Denmark:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan ayaa waxaa looga hadlay dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Waxaa khudbadii Jimcaha jeediyey Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaa
Banaanbixii maanta ka dhacay Garoowe oo culimadu ku baaqday in loo aargdo Sh C/qaadir Nuur Faarax.[Dhageyso]
(February 25, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe Banaanbax looga soo horjeedo Ururka Al-Shabaab waxaana ka soo qeyb galay dadweyne aad u fara badan oo ka kooban qaybaha kale duwan ee bulshada. Dadwey
Yaa dilay Cusmaan ina cafaan A.K.R.N ? Sh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(February 25, 2013)
Sanadkii 30aad iyo kii 31aad waxaa ka soo baxay Yeman nin la oran jiray C/llahi ina Saba’, Al-yahuudi hooyadii waxay ahayd islaan madoow, sidaa darteed waxaa lagu naanaysi jiray ina habar madoobe, w
Beenaalayaashii khasaaray!W/Q Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim (Abu Xasaan)
(February 24, 2013)
Dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax alle ha u naxariistee dad badan ayaa ka qayb qaatay oo sharci ahaan mudan in loo qisaaso, dilkiisuna kuma koobna gacan ku dhiiglihii xabbadda sheekha ku dhuftay kaliy
Sahra Axmed Cabdi oo beenisay in uu la noolaa dhagarqabihii dilay Sh C/Qaadir Nuur [Dhageyso]
(February 24, 2013)
Boosaaso:-Sidan wada ogsoonahay waxaa 15/Feb/2013 Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal dil loogu geystay allaha unaxariistee Sh. Cabduqadir  Nuur Farax waxa uuna dilkiisu dhacay xili uu salaad
Ra’iisal Wasaaraha DFS oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Midowga Yurub
(February 24, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa saaka xafiiskiisa kulan balaaran kula qaatay wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Mic
Banaanbax looga soo horjeedo Al Shabaab oo ka dhacay magaalada Garoowe(Masawiro)
(February 24, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe Banaanbax looga soo horjeedo UrurkaAl-Shabaab waxaana ka soo qeyb galay dadweyne aad u balaaran Sh. Cabdiqani Qorane Maxamed ayaa ugu horeeyey dadki
Banaanbax weyn oo looga soo horjeedo ururka Al-shabaab oo ka dhici doona Garoowe
(February 24, 2013)
Garoowe:-Waxaa la filayaa in magaalada garoowe uu ka dhaco banaanbax weyn oo looga soo horjeedo ururka Al-shabaab oo Jimcihii la soo dhaafay ku dilay magaalada Garoowe xili uu gaar ahaan masjidka Bad

« Previous PageNext Page »