Sh Cabdi Qani Qorane oo Tacliiqiyey Khudbadii Jimce ee Masjidka Rowda ee Boosaaso[Dhagayso]
(March 12, 2013)
Boosaaso:-Shiikh Cabdi Qani Qorane oo ka mid ah culimadii iyo ducaadii ka qayb qaatay Nadwadii ka dhacday magaalada Boosaaso ee looga digayey xadgudubka diineed ayaa maalintii Jimce waxaa uu tacliiqiy Ciidanka Booliska Puntlland oo qabtay lacag Shilin Soomaali ah oo loo waday Koonfurta Soomaaliya
(March 12, 2013)
Garoowe:-Ciidanka Booliska ee dowllada Puntland ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen lacag fara badan oo Shilin Soomaali ah oo loo waday Koonfurta dalka Soomaaliya, Ciidanka Booliska ayaa wada howl galo Gudoomiyaha gobolka Nugaal dhawaan ayaa Maxkamada la soo taagi doonaa kuwii dilay Sh Cabduqaadir Nuur Faarax
(March 12, 2013)
Garoowe:-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali oo maanta la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan maxkamada la soo taagi doono gacan ku dhiiglayaashii dilka u geystay Allaha u naxari Ra’iisulwasaare Saacid oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland(Masawiro)
(March 12, 2013)
Gaalkacyo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maalmahaan booqasho ku joogay Maamul Goboleedka Puntland ayaa saaka magaalada Gaalkacyo kulamo k R/W oo booqday xarumaha Galmudug, xarigana ka jaray garoonka C.llaahi Ciise(Masawiro)
(March 12, 2013)
Gaalkacyo:-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa saaka kormeeray qeybo ka tirsan magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galm Ciidamo ka tirsan DFS oo gadoodsameeyey soona buuxiyey magaalada Baydhabo
(March 12, 2013)
Baydhabo:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan DFS oo ka gadoodsan kana cabanaya Mushaar la,aan ay maanta ka soo baxeen furimo b Sarkaal ka tirsan DFS oo sheegay in la wareegeen deegaanka tuulo Barwaaqo
(March 12, 2013)
Gedo:-Saraakiisha ciidamada DFS ee Gobalka Gedo ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka tuulo Barwaaqo oo ka tirsan Gobalka Gedo ka dib markii halkaas uu ka dhacay dagaal kooban Shayaadiintu Shar Badanaa !!!W/Q Abdisalaan F Gaas
(March 11, 2013)
Shiikhu Nasiib Badanaa !!! Shaqiguna Ayaan Daranaa !!! Shayaadiintu Shar Badanaa !!! Shacabkuna Il Daranaa !!! Qaybtii 2aad بسم الله الرحمن الرحيم الحمد ل Raisulwasaare Saacid oo si weyn loogu soo dhaweeyey Galmudug (Masawiro)
(March 11, 2013)
Gaalkacyo:-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa galabta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta Raisulwasaaraha DFS oo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(March 11, 2013)
Gaalkacyo:-Raisulwasaaraha dowlada federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wefdigii uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana garoonka diya
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|