Mutamarka Diini ah oo loo qabtay Gabdhaha oo lagu qabtay Xaafada Islii
(December 1, 2013)
Nairobi:-Mutamar weyn oo diini ah ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana Mutamarka uu ka dhacay xaafada Islii gaar ahaan hoolka Sir Cali Muslim Club Mutamarkan diin
Mu’asasada Irshad oo lacag deeq ah u dirtay Gudiga Gurmadka Culimada
(December 1, 2013)
London:-Mu'asasada Irshad ayaa waxaa ay gaar siisay Lacag gaaraysa $65.708.65 gudiga gurmadka culumada ee dadkii ku wax yeeloobay dufaantii ku dhufay Gobollada ,Nugaal iyo Bariga Soomaaliya. Waxaa lac
Reer aan ogahay ma guuro!! W/Q Sheekh Fu’aad Maxamuud X. Nuur
(December 1, 2013)
Soomaalidu waxay caan ku ahaan jireen in ay dhaqan xayawaan si xirfadaysan ugu rogaan tiraab oo waliba ay ka dhigaan in xayawaanku uu isagu hadalka yiri, oraahdaan aan summadda uga dhigay qormadaydaan
R/W Saacid Go,aan kasta oo Baarlamaanka gaaro anigoo ka maqan waa mid malo awaal ah .
(December 1, 2013)
Muqdisho:-Raisulwasaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay Mooshinka ka dhanka ah xukuumadiisa waxaana uu ku baaqay in la siiyo fursad ay xukuumadiisa isku dif
Isimadda Puntland oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka Jirta Degmada Taleex
(December 1, 2013)
Garowe:-Qaar ka mid ah isimadda Puntland ayaa maanta waxay kulan ku yeesheen  magalada Garowe ee xarunta Puntland iyaga oo ka hadlay dagaaladii ka dhacay Degmada Taleex ee gobalka Sool. Isimada ay
Dooda mooshinka ka dhanka ah Xukuumada DFS oo ka socota Golaha Shacabka
(December 1, 2013)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ayaa waxaa ay guda galeen in ay ka doodaan mooshinka ka dhan ah xukuumada Raisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Xildhibaanada DFS ee ka doodaya