Nadwo ka hadlaysa danta guud iyo Dowladnimadda oo ka bilaabatay magaalada Garowe[Cod/Masawiro]
(December 24, 2013)
Garoowe:-Waxaa  caawa oo ay taariikhdu tahay 23/12/2013 ka bilaawday masjidka Xaaji Cali ee  Garoowe ,Nadwo cilmiyeedkii 5aad oo ay soo qaban qaabisay sanadkiiba mar Mu’asasada al minhaaj ee dacwa
Hay’adda Haro iyo Guddiga culimada oo maanta qeybiyey 650 neef oo ari ah(Masawiro)
(December 24, 2013)
Garoowe:-Hay’adda Haro oo ka mid ah hay’addaha ka shaqeeya arrimaha bulshadda iyo hormarintooda ayaa  waxaa ay u qeybiyeen qoysaskii ku cayroobay duufaantii dhawaan ku dhuftay deegaano ka tirsan
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo sheegay in xildhibaano uu soo saxiixay (Dhageyso)
(December 24, 2013)
Taleex:-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Issimada wax ka yagleelay Puntland ayaa sheegay in uu soo saxiixay ilaa 10 xildhibaan oo ka mid noqon doona xildhibaanada Baarlamaanka Puntland kuw
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garowe.[Masawiro]
(December 24, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah Isimada Puntland  waxaana socdaalkiisa ku weheliya cuqaad,yo nabadoono caan ka ah g