Bam Gacmeed caawa lagu weeraray Hotel Rooble ee magaalada Boosaaso
(December 16, 2013)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Bam Gacmeed lagu tuuray Hotel Rooble waxaana Bamka la tuuray ku dhimatay haweenay ah waxaana dhaawac fudu
Issimada Puntland oo kulan uga furmay magaalada Garoowe Bayaana ka soo saaray[Cod/Masawiro]
(December 16, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta kulan isigu yimid qaar ka mid ah Isimida Puntland waxaana uu kulankooda ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay 27-Isimo oo gobaladda
Abwaan Axmed Faarax Cali Idaajaa oo lagu soo dhaweeyey Buuhoodle.[Masawiro]
(December 16, 2013)
Buuhoodle:-Abwaan Axmed Faarax Cali Idaajaa oo ka mid ah abwaanada dalka Soomaaliyeed ayaa maalmihii u danbeeyey waxaa ku sugnaa magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn, waxgaradka iyo Cuqaasha Go
Booliska Kenya oo soo bandhigay sawirka wiil dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey qaraxii ka dhacay Nairobi.
(December 16, 2013)
Nairobi:-Ciidamada Booliska Magaalada Nairobi ayaa maanta soo bandhigay masawirka wiil dhalinyaro ah oo da'diisa lagu sheegay 21-sano jir ah laguna magacaabo Xuseen Nuur Maxamed, waxayna ku eedeeyeen
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka DFS oo shaaciyey xiliga Baarlamaanka la horkeenayo Ra’’iisul wasaaraha cusub
(December 16, 2013)
Muqdisho:-Kulankan oo ahaa fadhiga 24aad ee Guddiga Joogtada ah ayaa ka dhacay xafiiska Gudoonka Baarlamaanka waxaana shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaar
Gen. Siciid Dheere oo ka hadlay amaanka magaalada Garoowe[Dhagayso]
(December 16, 2013)
Garoowe:-Guddoomiyaha guddiga sare ee amniga Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi [Siciid Dheere] oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa uu ka warbixiyey amaanka guu
Mu’addin xalay lagu dhex dilay gudah Masjid ku yaal Xaafadda Xamar Bile ee Muqdisho
(December 16, 2013)
Muqdisho:-Waxaa Allaha u naxariistee xalay lagu dhex dilay Masjid ku yaal magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadda Xamar Bile, marxuunka la dilay oo lagu magcaabo Bashiir Bile ayaa xiliga la dilay waxaa