Boosaaso yaa qarxiyey?!!. W/Q: Sh. Fu’aad Maxamuud Xaaji. Nuur
(December 6, 2013)
Boosaaso:-Shalay aniga oo si u wajacsan oo is iri xoogaa meel ku naso ayaa farriini ii soo dhacday, waxaa ku qoran qarax weyn baa dhacay dad badan baana wax ku noqday faahfaahinna weli lama hayo, mark
Siyaasadda Soomaalida see wax ka yihiin? W/Q Abdinasir Ahmed Aden(Garweyne)
(December 6, 2013)
Bal aan marka hore idinla wadaago qisadaan aan uga gol leeyahay bal inaad fahamtaan ujeedkayga. Qisadiina waa tan: Waxaa jiray nin oday ah oo la oran jiray Mooge. Mooge Wuxuu Lahaa Dukaan, mase aqo
Culimadu waa in ay ka difaacaan diinta Islaamka kuwa beenaalayaasha ah Sheekh Shibli.[Dhagayso]
(December 6, 2013)
Nairobi:-Waxana maanta khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ka jeediyey Sh.Maxamuud Maxamed Shibli isagoo Shiikhu uu ka hadlay waajibka culimada Islaamka ka saaran kuwa ku soo duulay diinta Islaamka
Sh.Axmed c/samad oo la kulmay golaha Ardayda ka baxday Machadka Al-furqaan ee Laascaanood.[Masawiro]
(December 6, 2013)
Laascaanood:-Shiikh.Axmed c/samed oo ah madaxa fulinta Jamaacada Al-ictisaam ahna gudoomiyaha raabidada Macaahida shareecada Soomaaliya ayaa kulan uu la qaatay xalay golaha ardaydii ka baxday Macachad
Kulan muhiim ah oo ka dhacay Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood.[Masawiro]
(December 6, 2013)
Laascaanood:-Kulan aad iyo aad muhiim u ah ayaa waxa uu ka dhacay Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood, ee xarunta Gobolka Sool, kulankan ayaa waxaa loo qabtay dhammaan ardayda dhigata Machadk
Wafdi culimo ah oo uu hogaaminayo Sh Axmed Cabdisamed Cabdille oo tegay Buuhoodle.[Masawiro]
(December 6, 2013)
Buuhoodle:-Shiikh Axmed Cabdisamed oo socdaalkiisa ay ku weheliyeen culimo kale oo caanka ah deegaanada Soomaalida oo ay ka mid yihiin Shiikh Axmed Maxamed Saleebaan, Shiikh Maxamuud Salaad Warsame &a
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyey Geerida Gudoomiyaha Gudiga Arrimaha Bulshada ee Baarlamaanka…
(December 6, 2013)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Gudoomiyaha gudiga Arrimaha Bulshada ee Baarlamaanka Sooma
Sh Axmed Cabdisamad oo muxaadaro u jeediyey Gabdhaha reer Buuhoodle[Masawiro]
(December 6, 2013)
Buuhoodle:-Iyadoo magaalada Buuhoodle ay booqasho ku tageen Wafti culimo ah oo uu hogaaminayo Sh. Axmed Cabdisamed Cabdulle ayaa waxaa uu muxaadaro gaar ah u jeediyey gabdhaha wax kabarta goobaha waxb
Ra’iisul Wasaare Saacid “Alle ha u naxariistee, Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” wuxuu ahaa shaqsi nagu weyn
(December 6, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo dhamaan xubnaha golaha Wasiirada, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (Feysal)
Shacabka iyo maamulka Jubba oo $100.300 dollar soo gaarsiiyey Guddiga gurmadka.[Dhagayso]
(December 6, 2013)
Garoowe:-Shacabka iyo ganacsatada ku dhaqan Jubbooyinka iyo Gedo oo ay weheliyaan Maamulka Jubba ayaa gurmad balaaran u fidiyey dadkii wax ku noqday duufaandii dhowaan ku dhufatay deegaano ka tirsan P

Next Page »