Ra’iisul-wasaaraha DFS oo wareysi gaar ah siiyey Idaacada VOA (Dhageyso)
(December 21, 2013)
Muqdisho:-Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah RW cusub ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo wareysi dheer siiyay laanta Af-Soomaaliga ee idaacadda VOA waxyar kadib markii
Bayaan Khitaami ah oo laga soo saaray shirkii raabadida culimada Muslimiinta(Akhriso)
(December 21, 2013)
Istanbul:-Kulan raabadida culimada Muslimiinta ee ka socday magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiya ayaa waxaa sanadkan lagu qaadaa dhigay مؤتمر الأمة في مواجهة التحديات
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Galbeedka (Dhibaatooyinka haysta iyo Xalka)
(December 21, 2013)
Seattle,WA:-Waxaa lagu qaban doonaa Magaalada seattle ee gobalka WA,Kulan diimeedkii Golaha Imamyada kaas oo sanadkan marti loo yaahay Jaaliyadda Somaliyeed ee gobalkaasi gaar ahaan magaalada Seattle.
Baarlamaanka oo cod Caqlabiyad leh ku ansaxiyey Raisulwasaaraha DFS
(December 21, 2013)
Muqdisho:-Golaha Baarlamaanka ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod Caqlabiyad leh ku ogolaaday magacaabista Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Axmad Maxamed, waxaana kulankan oo ay soo xaa