Kulanka Sheekh Maxamuud Shible iyo Tv Somali Channel (Daawo)
(December 28, 2013)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa Kulanka Sheekh Maxamuud Shible xalaqadii 14aad waxaana uu Sheekhu lagu weydiiyey Barnaamijka Saxaafada iyo Islaamka waxa uu ka qabo. Sheekh Maxamuud Shible ayaa
Wasiirka amniga Puntland oo qado sharaf u sameeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse.[Masawiro]
(December 28, 2013)
Garoowe:-Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa maanta waxaa uu qado sharaf u sameeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Nabadoono, Cuqaal iyo waxgarad kale, Qado sharafta ayaa waxaa ay ka dhac
Madaxweynaha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(December 28, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo ay ka mid aheyd Ra’iisul Wasaare Ku xigeeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Mar
Isimada soo Jireenka Ee Puntland oo go,aan ka soo saaray magaalada Garoowe
(December 28, 2013)
Garoowe:-Isimada soo jireenka ee dowlada Puntland oo kulamo ay uga socdeen magaalada Garoowe ee xarunt Puntland ayaa go’aamo ka soo saaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.Isimada soo jireenk
R.W Cabdi Weli Sheekh Axmed oo maanta kormeeray xarumo kala duwan
(December 28, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeerkiisii ugu horeeyey ku tegay Dekedda Caalamigaah ee magaalada Muqdisho, Xerada Ba
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo Nairobi kula kulmay Diblomaasiyiin
(December 28, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud  ayaa kulamo gaar gaar ah shalay iyo xalay Nairobi kula qaatay Diblomaasiyiin  islamarkaana  kala hadlay xaalad