Wararkii ugu dambeeyey qaraxii makhribkii ka dhacay magaalada Nairobi
(December 14, 2013)
Nairobi:-Sida uu qoray wargeyska Daily nation, ayaa lagu qoray in ilaa 4 qof  dhimashadooda la xaqiijiyey, halka dhaawucu uu marayo dhowr iyo labaatan qof, kuwaasoo la gaarsiiyey isbitaallada Guru na
Mu’tamar Islaami oo ka socda Nairobi oo galay maalintii Labaad.[Masawiro]
(December 14, 2013)
Nairobi :-Waxaa maanta mar labad dib u bilawday duruustii iyo muxaadaraadka mutamar Islaami ah oo ka socday magaalada Nairobi kaas oo loo qabtay ardayda dugsiyada dhigta ee xiligan ku jira fasaxa (س
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(December 14, 2013)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa shalay khudbadii Jimcaha waxaana uu uga hadlay in Qu,anka loosoo dajiyay maslaxada jinka & insiga .Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa aad uga dheeraaday in qof walba oo
Musharaxiinta madaxtinimada Puntland oo soo saaray warmurtiyeed (Akhriso+Cod)
(December 14, 2013)
Garoowe:-Musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynenimo ee Puntland ayaa maanta kulan ku  yeeshay xarunta PDRC ee Garoowe, waxaana kulankooda ka soo qeyb galay musharaxiin gaaraya ilaa 10 musharax,