Prof.Cabdiweli Gaas iyo Dr.Cali Xaaji Warsame oo canbaareeyey qaraxii ka dhacay Bosaaso[Daawo]
(December 5, 2013)
Garoowe:-Inta badan musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimada Puntland ayaa can baareeyey qaraxii ka dhacay magaalada Boosaaso iyagoo ugu baaqay dowladda Puntland ee talada dalka haysa in ay ilaal
Wasiirka Maaliyada DFS oo ka tacsiyeeyey qaraxii maanta ka dhacay Boosaaso
(December 5, 2013)
Muqdisho:-Kusimaha Wasiirka Wasaarada Maaliyadda iyo Qorshaynta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamuud Xassan Suleiman ayaa ku tilmaamay qaraxii maanta ka dhacay magaalada boosaaso mid ay soo
Taliyaha ciidanka Puntland Jen Saciid Dheereoo shir jaraa,iid ku qabtay magaalada Garoowe
(December 5, 2013)
Garoowe:-Taliyaha ciidanka Puntland Gen Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere) ayaa maanta shir jaraa,iid ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana uu ka hadlay sugida amniga xiliga ay doo
Baaq ku socda Umada Soomaaliyeed iyo Maxkamad ku socta Sheekh Maxamed Idirs Ahmed
(December 5, 2013)
Minneapolis:-Mahad oo Dhan Allaah Ayey u Sugnaatay Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato..Intaa ka dib:Walaalayaal Meel Kastoo aad Joogtaan Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ame
Mu’adinkii Masjidka Al-rowda ee Boosaaso Zaydi Abdi Dharaar oo ku Dhaawacmay qaraxii saaka
(December 5, 2013)
Boosaaso:-Waxaa Qaraxii ka dhacay maanta magaalada Boosaaso ka mid ahaa dadkii dhaawac culus uu ka soo gaaray Mu'adinkii Masjidka weyn ee Al-rowda ee magaalada Boosaaso Zaydi  Cabdi Dharaar oo la dh
Ra’iisul Wasaare“Saacid” oo si kulul u cambaareeyey qaraxii ka dhacay Boossaaso
(December 5, 2013)
Muqdisho, December 5, 2013-----Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka bahal nimada  ee lagu xasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.“Waan c
Golaha Wasiirada ee DFS oo aqbalay go’aanka uu gaaray Baarlamaanka
(December 5, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa yeeshay ayaa si buuxda u aqbalay markii labaad go’aankii golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaal
Wasiirka amniga Puntland Col. Khaliif Ciise Mudan oo ka hadlay qaraxii Boosaaso[Dhagayso]
(December 5, 2013)
Boosaaso:-Wasiirka amniga Puntland Col. Khaliif Ciise Mudan  ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga waxaa uu kaga waramay qaraxii ka dhacay magaalada Boosaaso kh
Madaxweynaha DFS oo cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Magaalada Boosaaso
(December 5, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa aad u dhaleeceeyay una diray tacsi dhamaan muwaadiniintii ku geeriyootay qaraxii foosha xumaa ee maanta ka d
Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole oo ka hadlay qaraxii Boosaaso.[Dhagayso]
(December 5, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa uu tacsi u diray dadkii shacabka iyo ciidankii ku dhintay qarax is miidaamin ah oo kooxda Al-shabaab ay saaka ka geysteen mag

Next Page »