Madaxweynaha DFS oo soo dhaweeyey in kalsoonida laga laabto R/W Saacid
(December 2, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay in baarlamaanka DFS uu kalsooni kala laabto Raisulwasaaraha dowlada federaalka Cabdi Faarax Shirdoon Saacid waxaana uu amaan u soo
Nicholas Kay oo ka hadlay xil ka qaadida Ra’iisal Wasaaraha DFS [War-saxaafadeed]
(December 2, 2013)
Muqdisho:-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta ammaan u soo jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee jagada ka degaya, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid,
Xildhibaanadda DFS oo kalsoonida kala laabtay Xukuumadii Ra’iisul wasaare Saacid
(December 2, 2013)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ayaa kalsoonidii kala noqday Ra'iisul Wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon Saacid kadib markii ay cod u qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka DFS mooshinka ka dhan
Codka kalsoonid oo loo qaadayo Xukuumadda Ra’isul wasaare Saacid oo bilaabatay
(December 2, 2013)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof.Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa uu dhawaan ku dhawaaqay in codka kalsoonida loo qaadayo xukuumadda uu hogaamiyo Ra'iisul wasaare Saacid iyadoo co
Khudbaddii Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya [Akhriso}
(December 2, 2013)
Muqdisho:-Marka ugu horreysa waxaan Salaan waafiya u hibeyne ayaa Guddoonka iyo Xubnaha Golahan haybadda weyn ee shacabka , oo ay haboon tahay in mar walba la xasuusnaado in Fadhigiisa guud yahay Hay'
Xarunta Golaha Baarlamaanka DFS oo ay ka socoto tirinta Xildhibaanadda
(December 2, 2013)
Muqdisho:- Xarunta Golaha Baarlamaanka DFS ayaa hadda waxaa ka bilaabatay tirinta  tirada rasmiga ah ee Xildhibaanada diyaar u ah in cod loo qaado ama in cod la geliyo xukuumada Saacid  iyo in kale.
Ra’iisul wasaare Saacid oo eedeeyey Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud
(December 2, 2013)
Muqdish:-Ra’iisulwasaaraha dowladda Federaalka Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa uu eedeyn culus u jeediyey Madaxweynaha DFS Xassan Sh
Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo looga yeeray Wariyaasha
(December 2, 2013)
Muqdisho:-Waxaa dhawaan looga yeeray Bahda saxaafada xafiiska Ra'iisul wasaaraha dowlladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyadoo hadda ay wariyaashu gaareen xafiiska Ra’iisul Was
Xaflad xarun cusub oo xadhiga looga jaray Jaamacadda Bariga Africa fareeceeda Buuhoodle.[Masawiro/Video]
(December 2, 2013)
Buuhoodle:-Munaasibad xariga loooga jarayey dhisme cusub oo ay yeelanayso Jaamacadda Bariga Afrika ayaa lagu qabtay xarunta cusub ee Jaamacadda loo dhisay oo ku taala galbeedka magaalada Buuhoodle. Xa