Musharax Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu soo dhaweeyey Qardho[Masawiro]
(December 6, 2013)
Qardho:-Musharax Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku guda jira Socdaalkiisi Musharaxnimo ee isbedel doonka iyo Booqashooyinkiisi Deeganada Puntland ayaa dadweyne fara badan oo farxad ay ka muuqato
Madaxweynaha DFS oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Maxamed Warsame (Feysal)
(December 6, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka, dhammaan xildhibaanda Qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu uga t
Musharax Maxamed C/Nuur oo si balaaran loogo oo dhaweeyay magaalada Bosaaso.[Masawiro]
(December 6, 2013)
Boosaaso:-Musharax Maxamed C/Nuur Xirsi oo ka mid ah musharixiinta u Taagan doorashada Madaxtinimadda Puntland ee 8 January 2014 ayaa Maanta si Meeqaam Sare leh loogu soo dhaweeyey Caasimadda Ganacsig
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka DFS oo lagu dilay magaalada Muqdisho.
(December 6, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan baalamaanka DFS uu goor dhow ku geeriyooday qarax gaarigiisa loogu xiray waxaana uu qaraxu ka dhacay agagaar
Madaxweynaha Puntland waan aqoonsanay cid fulisay qaraxii Boosaaso.[Dhagayso]
(December 6, 2013)
Boosaaso:-Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/raxmaan Faroole ayaa saaka waxaa ay ka dhoofeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe iyagoo ku sii jeeda dalka Itoobiya.Wafdi
Xog laga helay qofkii fuliyey qaraxii shalay ka dhacay magaalada Boosaaso
(December 6, 2013)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ciidanka Sirdoonka ee Puntlland ay aqoonsadeen qofka qaraxa fuliyey iyo weliba  meesha laga soo abaabulay qaraxii shalay ka dhaca
Kaalin intee le’eg ayey ku leeyihiin dhalinyaradu horumarka Soomaaliya Sh.Cali Wajis.[Daawo]
(December 6, 2013)
Nairobi :-Waxaa maanta idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu soo jeediyey Sh Cali Maxamuud Xassan Sh Cali Wajis oo ka mid ah culimada Soomaaliya oo safar dacwo ku soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimad
Baaq ku socda dhamaan umada Soomaaliyeed Dal iyo Dibadba
(December 6, 2013)
Minneapolis:-Waxaa soo gaaray warqabadka Halgan.net shalay Baaq ku socda dhamaan umada Soomaaliyeed dal iyo dibadba  waxaan uu baaq la xiriira Maxkamadda Maraykanka kaga furan Shiikh Maxamed Idirs A
Ciidanka Aminga Boosaaso oo baaritaano ka wada xaafaddah magaalada
(December 6, 2013)
Boosaaso:-Ciidanka amniga ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa saaka waxaa ay ka wadaan xaafaddah magaalada Boosaaso baaritaano iyo howl galo ay ku raadinayaan kooxdii ka danbaysay qarax

« Previous Page