Guddiga gurmadka culimada ee Puntland oo 15 kun oo neef u qaybin doona ilaa 672 qoys (Dhageyso)
(December 10, 2013)
Garoowe:-Culimo'udiinka Soomaaliyeed ee ku nool Puntland ayaa waxaa ay weli ku howlan yihiin siddii ay gurmad ugu fidin lahaayeen dadkii ku cayroobay roobabkii dabaylaha watay ee ku dhuftay degaanada
Sheekh Axmed Cabdisamed oo gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta S/land.
(December 10, 2013)
Hargeysa:- Sheekh Axmed c/samad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa booqasho dacwadeed oo uu baryahanba ku marayey degaanada laascaanood,Buuhoodle,Burco,iyo meelo kale ayaa maanta soo gaaray magaa
Sirtu waa Amaano Sh Cabdullaahi Sh Xambali Xaaji (Dhageyso)
(December 10, 2013)
London:-Waxaa wiigagii la soo dhaafay socday muxaadaraad uu galay Sh Cabdullaahi Sh Xambali Xaaji Cabdisuldaan, sheekhu wuxuu muxaadarooyinkan ka galay Qolka Banaatul Muxsanaat ee ka mid ah Qolalka Da
Madaxweynaha Puntland dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe[Cod/Masawiro]
(December 10, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole ayaa dib ugu soo labtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa makii ay soo gaareen garoonka diyaaradaha ee Garoowe
Ciidamo Kenyan ah oo lagu laayey inta u dhaxeysa Garisa iyo Liboi.
(December 10, 2013)
Garisa:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ayaa sheegay in kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen ciidamo Kenyan ah oo ka tagay Garisa kuna sii jeeday degmada  L
Ciidamada badda ee Puntland oo qabtay dhalinyaro burcad ah.[Masawiro]
(December 10, 2013)
Boosaaso:-Ciidamada badda ee Puntland ayaa waxaa howl galo ay xalay ka sameeyeen deegaanka Mareero oo 15 Km u jira magaalada Boosaaso waxaana ay ku soo qabteen koox burcadbadeed ah iyo agabkii ay wate
Gudiga Gurmadka Culumada oo lacago kala duwan ka gudoomay shacabka Soomaaliyeed (Dhageyso)
(December 10, 2013)
Garoowe:-Gudiga gurmadka Culumada ee duufaanadii ku dhuftay Puntland ayaa maanta waxay shirjaraa,id ku qabteen magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxayna faahfaahin ka bixiyeen lacago kala duwan oo