Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Pro.Jawaari oo u dhoofay dalka Kenya
(December 11, 2013)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS ayaa gelinkii dambe ee maanta u ambabaxay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu ka qeyngali doo
Ciidamo ka wada tirsan DFS oo ku dagaalamay Degmada Dayniile
(December 11, 2013)
Muqdisho:-Ciidamo ka tirsan DFS ayaa ku dagaalamay xaafada Oodweyne ee Degmada Dayniile, kadib markii ay isku qabsadeen lacag isbaaro ah oo ay ka qaadi jireen gaadiidka mara wadooyinka Degmada iyo gur
Musharax Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu soo dhaweeyey Baran (Masawiro)
(December 11, 2013)
Baran:-Badhan:-Musharax Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maalmihii ugu Dambaysay Socdaal ku Marayay Deeganada Puntland ayaa Maanta socdaal ku garay Magalada Baran ee Xarunta Gobalka Sanaag Dadweyne W
Madaxweynaha DFS oo dhawaan magacaabi doona Ra’iisul wasaare cusub
(December 11, 2013)
Muqdisho:-Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud uu ku gudo jiro wadatashig
Gudigii xalinta khilaafaadka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe[Dhagayso]
(December 11, 2013)
Garoowe:-Guddigii xallinta khilaafaadka iyo soo xulida xildhibaanada Baarlamaanka Puntland  ayaa shir jaraa’id maanta ku qabteen magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxayna faahfaahin ka
Musharaxiinta Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe.[Cod/Masawiro]
(December 11, 2013)
Garoowe:-Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimada Puntland ayaa waxaa ay saaka shir jaraa'id ku qabteen magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, Musharaxiinta ayaa waxaa ay sheegeen