Mu’tamar Islaami ah oo ka furmay magaalada Nairobi.[Masawiro]
(December 12, 2013)
Nairobi:-Waxaa maanta oo khamiis ah ka furmay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda ay degan yihiin bulshada Soomaaliyeed ee Islii ka bilaabtay Mu'tamar waxaan soo qaban qaabiyey Mussatul AL-KARAMA oo
Musharax Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo lagu soo dhaweeyey Ufayn.[Masawiro]
(December 12, 2013)
Boosaaso:-Boqolaal Dadweyne ayaa ku soo dhoweeyey Ufayn iyo Deeganada ku dhow dhow halkaaso uu ku hakanayay si uu farxadda ula qaybsado tageerayaashiisa. Dadweynaha ayaa Musharaxa uga hortagay ilaa 60
Sarkaal ka tirsanaa maamulka KMG Jubba oo lagu dilay Kismaayo
(December 12, 2013)
Kismaayo:-Waxaa goor dhow lagu dilay magaalada Kismaayo  Col.Cabdi Haybaan oo lagu naanayso( Cabdi Madoobe)kana mid ah jiray Saraakiisha laga yaqaan Gobollada Jubooyinka iyo Gedo , Sarkaal kaan la di
Ra’iisul Wasaaha DFS oo loo magacaabay Dr.Cabdi weli Sh.Axmed (Masawiro)
(December 12, 2013)
Muqdisho:-War dhawaan naga soo gaaray xarunta Villa Soomaaliya gaar ahaan magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaliya ayaa sheegaya in loo magacaabay Ra'isul Wasaaha Dowladda Federaalka Soomaali
Sheekh Feysal Maxamed Cali oo Darajada Dr.ka qaatay Jamaacada Madiina Munawara
(December 12, 2013)
Madiina:-Waxaan halkaan bogaadin iyo hambalyo ugu direynaa Sh.Feysal Maxamed Cali oo Darajada PHD ka qaatay Jaamacada Islaamiga ee Madiina Munwara waxaana uu Sheekhu Risaaladiisa Diktooraad ku qaatay
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo la filayo in uu magacaabo Raisulwasaaraha DFS
(December 12, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saacadaha soo socda la filayo in Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud uu magacaabi doono Raisulwasaaraha DFS waxaana haatan ka
Sh. Axmed C/samad oo Dr. Faysal ugu hambalyeeyay darajada PHD ee uu qaatay
(December 12, 2013)
Boosaaso:-Aniga oo ku hadlaya magacayga, magaca golaha fulinta Jamaacada Al-ictisaam iyo magaca bahda macaahida sharciga waxaan halkaan tahniyad iyo bogaadin uga diraynaa Dr. Faysal oo maanta soo gaba
Madaxweynaha Puntland oo soo dhaweeyey in uu la kulmo Musharaxiinta [Dhagayso]
(December 12, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa soo dhaweeyey in uu la kulmo Musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland waxaana uu saaka Shirjaraa'id uu ku qa
Booliska New York kooxdii fulisay weerarkii Westgate way baxsadeen
(December 12, 2013)
Nairobi:-Warbixin ay soo saareen Ciidanka Booliska ee New York, ayaa lagu sheegay in ay u dhow dahay iney baxsadeen raggii fuliyey weerarka Xarunta ganacsiga Westgate ee magaalada Nairobi. Ciidanka Bo