Kitaab Sheekh Maxamuud Shible التبيان في الذب عن البيان والرد على مغالطات حسان
(December 17, 2013)
Nairobi :-Sheekh Maxamuud Shible ayaa caawa na soo gaarsiiyey Kitaab uu ka qoray Sh Xasaan Xusen Aden waxaana uu cinwaan uga dhigay التبيان في الذب عن البيان والرد على م
Dagaalo maalintii Labaad ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose
(December 17, 2013)
Marka:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Sh/ Hoose ayaa sheegaya in maanta mar kale uu dagaal culus ka qarxay Deegaan lagu Magacaabo Fadhi Muuse oo u dhaxeeya Muuri iyo No-50 kaas oo u dhexeeya laba be
Madaxweynaha Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe.[Dhagayso]
(December 17, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa  dhawaan waxaa uu saxaafada kula hadlay magaalada Garoowe  isagoo warbixin ka bixiyey kulankii dhex maray isaga iyo musharixiinta, Madaxwe
Guddoomiyaha gurmadka culimad oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe
(December 17, 2013)
Garoowe:-Guddoomiyaha gurmadka culimada Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo Mu'ssadda Alminhaaj oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa ay soo bandhigeen deeq lacageed oo jaaliyaadka
Shir jaraa’id oo ay Musharaxiin ku qabteen xarunta PDRC ee Garoowe.[Cod/Masawiro]
(December 17, 2013)
Garoowe:-Kulankii saaka uga furmay musharixiinta iyo madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Faroole ayaa ku soo idlaaday is afgaran waa ka dib markii la isku mari waayey in xal laga gaaro qaabka loo soo
Musharaxiinta iyo Madaxweynah Puntland oo kulan uga furmay Garoowe
(December 17, 2013)
Garoowe:-Waxaa dhawaan ka furmay xarunta madaxtooyada ee dowladda Puntland  , kulan ay yeelanayaan inta badan  musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimada Puntland  iyo Madaxweynaha Puntland Dr C
Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Gobolka Shabeellada Hoose
(December 17, 2013)
Muqdisho:-Guddoomiyaha hay'adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa uu baaq u diray beelaha Soomaaliyeed ee ku dagaalamaya Gobolka Shabeellada Hoose isagoo ugu baaqay in Alle
Madaxweynaha DFS Dagaallo beeleedka waa arin aan loo dulqaadan karin
(December 17, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud oo warbaahinta maanta Muqdisho kula hadlay ayaa ka hadlay colaadaha iyo dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanada