Afhayeenka Musharaxiinta Go’aankeena ugu dambeeya Issimada ayaan u gudbinaynaa.[Daawo]
(December 22, 2013)
Afhayeenka musharaxiinta xilka Madaxweynanimada Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ahna mid ka mid ah musharax u tartamaya xilka madaxweynanimad Puntland ayaa waxaa uu saxaafadda uga war bixiyey kulan

(December 22, 2013)
Garoowe:-Taliyaha ciidanka Madaxtooyada Puntland Col.Cumar C/llaahi Faraweyn oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu sheegay in rasaastii lagu furay maanta gaariga uu la socday musharax Cabdi D

(December 22, 2013)
Garoowe 22 Dec 2013:- Musharax Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ayaa galabta booqday Jaamacadda Puntland State University (PSU) Xarunteedana tahay Garoowe isagoo Hoolka Jaamacadda kula hadlay in ka

(December 22, 2013)
Buuhoodle:-Ardayda dhigata Machadka Diiniga ah ee Al-furqaan ee magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn ayaa maanta dalxiis loo geeyey Goobaha ugu caansan Magaalada Buuhoodle ee Xaruta Gobolka Cayn iyadoo

(December 22, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafladii Daah-Furka Baasaboorada cusub iyo waraaqaha aqoonsiga ka qeybgalay, islamarkaasna ku dhiiri

(December 22, 2013)
Garowe:-Musharax Cabdidaahir Maxamed Yuusuf oo ka mid ah tartamayaasha jagada sare ee Puntland ayaa maanta lagu rasaaseeyey Garoowe, xili barqadii ah oo ay ka soo bexeen shirarka la xiriira khilaafka

(December 22, 2013)
Muqdisho:-Wafdi uu horkacayo Sii Hayaha xilka wasiirka G/dhiga ee DFS C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa waxaa ay gaareen gobolka Shabellaha Hoose si ay u xaliyaan dagaalada mar walba ka soo cusboonaad Dagaalo ka dhacay maanta duleedka Degmada Afgooye
(December 22, 2013)
Afgooye:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya cidamo ka wada tirsan DFS uu ka dhacay duleedka Degmada Afgooye waxaana dagaalka uu sababay khasaaro leh dhimasho i
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|