Waa wareeeeeeey!!!!!! – Maqaal W/Q Xaashi Yaasiin Cismaan
(December 23, 2013)
Hordhac Bisinka! Bisinka! Aniga laftigaygaaba cinwaanka maqaalka  ku naxay oo dhinacyada dhugtay. Ma anigaa waa warey iri mise cid kale? Tolow ma riyaa? Mise waa run? Runta u badi! Maxaa kee
Maamulka gobolka Bari iyo kan Degmada oo dhagax dhigay wado laami ah oo Cusub
(December 23, 2013)
Boosaaso:-Maamulka gobolka Bari iyo kan degmada magaalada Boosaaso ayaa maanta dhagax dhigay wada laami ah oo cusub waaana wadada ay ka bilaaban doontaa halka lagu magacaabo maqaska waxayna ay  gaari
Xaflad Quraan Akhris ah oo lagu qabtay Masjidka Shaafici ee Minneapolis.[Daawo]
(December 23, 2013)
Minneapolis:-Waxaa Masaajidka shaafici ee magaalada Minneapolis lagu qabtay xaflad lagu soo bandhigayo akhrinta quraanka Kariimka iyadoo lagu akhriyey qiraa'ooyin kale duwan ayna ka soo qayb galeen du
Banaanbax ka dhacay maanta magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer
(December 23, 2013)
Burco:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in iska horimaad ka dhacay magaalada Burco waxaana sido kale ka dhacay banaanbax balaaran kaas oo looga soo horjeedo x
Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse oo gaaray Garoowe
(December 23, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi, wafdiga Madaxweynaha ayaa ka soo socdaalaya magaalada Qardho ee xa