
(December 25, 2013)
Garowe:-Nadwadii ka socotay Masjidka Xaaji Cali ee Garowe ayaa gashay habeenkeedii saddexaad ,caawa waxaa lagu lafa guray nadwada maxaadaro cinwaankeedu yahay Caddaaladda ,waxaa soo jeediyay maxaada

(December 25, 2013)
Qardho:-Dhamaan Reer Yuusuf Cismaan (reer Boqor) oo ku kala nool dunida daafaheeda gaar ahaan dalalka Maraykanka USA, Ingriiska, UK, Canada, Belgium, Sweden iyo Norway ayaa taageero balaaran u diray B Musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray [Akhri]
(December 25, 2013)
Garoowe:-Kulan ay maanta ku yeesheen Musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynenimo ee Puntland oo ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa ay ka soo saareen warsaxaafadeed ay ku cad

(December 25, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka uu isku dhac dhexmaray mid ka mid ah wariyaasha u shaqeeya Tv-ga Somsat iyo askari ilaalo u ahaa musharax Maxame Cabdi Nuur, falka ayaa dhacay ka dib markii askariga uu diiday in

(December 25, 2013)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in Musharaxiinta u taagan madaxtinimada Puntland ay maanta kulan ku qaateen magaalada Garoowe waxayna sheeg

(December 25, 2013)
Garoowe:-Taliyaha guud ee ciidamada Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere) ahna taliyaha howl-galka xiliga doorashada Puntland ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalaa Garoowe ee xar
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|