
(December 27, 2013)
Garoowe:-Culimo'udiinka Soomaaliyeed ee ku nool Puntland ayaa waxaa ay ka soo saareen Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka socotay masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garoowe mudo 4 cisho ah ,baaq ku socda

(December 27, 2013)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegay in maanta Issimada waaweyn ee Puntland ay shir yeesheen shirkaas oo lagu lafagurayey xaalada taagan ee door

(December 27, 2013)
Nairobi, 27 December 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Maxamud oo ka qeybgalay shir madaxeedka dalalka IGAD loogana hadlayey xaaladda dalka South Sudan ayaa yiri Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Sh. Axmed oo tacsi u diray dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Dayniile
(December 27, 2013)
Muqdisho, December 27, 2013---Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Askartii iyo dadkii rayidka ahaa ee maan Qarax ka dhacay maanta degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho
(December 27, 2013)
Muqdisho:-Waxaa maanata qarax uu ka dhacay Makhaayada laga cunteeyo oo ku taal duleedka kuliyadda Jaale Siyaad ee Muqdisho xili ay halkaas ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliy

(December 27, 2013)
Denmark:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii labaad ee uu Sheekh Maxamed Idirs ka jeediyey Masjidka Al/Tawxiid ee magaalada Copenhagan waxaana cinwaanka muxaadara sheekha ay ahayd In umada Is ba
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|