Issimo maanta Bayaan ka soo saaray Garoow & Shir Issimo oo beri ka dhacay Garoowe
(December 29, 2013)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegay in maalinta beri ah la filayo in ay kulan iskugu yimaadaan Issimada soo jireenka ah iyagoo wax iska oran do
Isbaarooyinka yaa dhigay? Sh Axmed Cabdisamad (Qeybta 1aad)
(December 29, 2013)
Garoowe:-Dad badan waxay dhasheen iyadoo Kaantaroolo (Isbaarooyin) yaalaan magaalooyinkeen, kuwana way ku caqlisadeen, qaarna way arkeene ismaba weydiin cidda dhigtay iyo sababta loo dhigay. Laftaydu
Baaq Nabdeed oo ka yimid Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan ee oo ku saabsan Doorashada Puntland
(December 29, 2013)
Shabakadda Wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray baaq nabadeed oo uu soo saaray Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan ee oo ku saabsan Doorashada Puntland, Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan oo ka mid ah Issima
Wafdi ka socda dowladda China oo booqasho shaqo ku jooga Muqdisho.
(December 29, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Wafdi uu hogaaminayo Siihayaha Safaaradda Ch
Maxkamada ciidanka DFS ee gobolka Hiiraan oo xukun ku riday 2 ruux
(December 29, 2013)
Hiiraan:-Maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Hiiraan ayaa maanta dacwad ku soo oogtay 5ruux oo lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin kooxada Al-Shabaab iyo amaaan darada magaalada B/weyne ee xa
Ciidamada DFS oo maanta la wareegay deegaano ka tirsan degmada Berdaale
(December 29, 2013)
Bakool:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan DFS oo ay taageerayaan kuwa Itoobiya ay la wareegeen deegaano ka tirsan Degmada Berdaale ee gobolka Baay. Ciidamad
Madaxweynaha Puntland iyo Jen Cadde Muuse oo Shir jaraa,id ku qabtay Garoowe ( Cod/Masawiro)
(December 29, 2013)
Garoowe:-Xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa waxaa kulan uu ku dhexmaray Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Jen Cadde Muuse Xirsi madaxweynihii hore ee Puntl
Gudiga Gurmadka Culimada Puntland oo soo gudbiyey deeqo la soo gaarsiiyey
(December 29, 2013)
Garoowe:-Gudiga gurmadka Culimadda Puntland iyo maamulka Muss'assad Minhaaj ayaa maanta waxaa ay shir jaraa'id ku qabteen magaalada Garoowe waxaan ay soo bandhigeen deeqo lacago ah oo jaaliyaadka diba
Qaylo dhaan ku socota Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya
(December 29, 2013)
Sanca:-Allow badbaadi Muslimiinta. Waxaa in muddo ah lagu leynayey dhalinyaro Soomaali yeed Wadanka Yemen gaar ahaan Magaalada Damaj ee Gobolka Sacda  meeshaas oo ay u joogeen barashada diinta Islaam