Banaanbax ka dhacay maanta magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer

December 23, 2013 - Written by Editor

burcoBurco:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in iska horimaad ka dhacay magaalada Burco waxaana sido kale ka dhacay banaanbax balaaran kaas oo looga soo horjeedo xilka laga qaaday Talyaha qaybta  ee Gobolka Togdheer Axmed Xasan Cabdiraxmaan (ilka-Case)

Ciidanka Booliska iyo kuwa RRU ayaa rasaas u isticmaalay in ay kala eryaan dadweynihii banaanbaxa dhigayey waxaana ku dhintay 2qof halka 5 kale ay ku dhaawacmeen.

Dadweynaha Banaanbaxa dhigaya ayaa waxaa ay ku doodayaan in si xaq daro ah xilka looga qaaday Talyaha qaybta  ee Gobolka Togdheer Axmed Xasan Cabdiraxmaan (ilka-Case)

Banaanbaxa ayaa galabta istaagay mara jiraan ilaa haatan cid ka hadashay Banaanbaxa ka dhacay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online