Fitanka Taagan Sidee Ugu Bixi Karnaa Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)

December 18, 2013 - Written by Editor

DSC02534Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Mutamar Islaami ah oo ka socda magaalada Nairobi kaas oo loo qabtay ardayda dugsiyada dhigta ee xiligan ku jira fasaxa سلسلة الدورات الشر عىه.Mutamarakan Islaamiga ah ayaa waxaa muxaadarooyin kala duwan ka jeedinayey culumad ku dhaqan magaalada Nairobi waxaana shalay muxaadarooyin kala duwan ka jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa dhalinta ardayda ah waxaa uga digay fitanka waxaana uu kula dardaarmay in ay sharciga alle bartaan ayna foojignaadaan xilga lagu jiro fitanka

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal Fitanka Taagan Sidee Ugu Bixi Karnaa Sh Maxamed Cabdi Umal.

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi
Kenya

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online